{"id":7122,"date":"2018-09-17T08:08:23","date_gmt":"2018-09-17T07:08:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=7122"},"modified":"2018-09-17T08:08:23","modified_gmt":"2018-09-17T07:08:23","slug":"waaberi-oo-sanadki-afaraad-oo-xiriir-ah-usoo-baxday-fiinaalaha-tartanka-kubadda-cagta-degmooyinka-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/waaberi-oo-sanadki-afaraad-oo-xiriir-ah-usoo-baxday-fiinaalaha-tartanka-kubadda-cagta-degmooyinka-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Waaberi oo sanadki afaraad oo xiriir ah usoo baxday fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Degmada Waaberi ayaa marki afarad oo xiriir ah xaqiijisay in ay\u00a0 usoo baxdo fiinaalaha\u00a0 tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir kadib\u00a0 ay 1-0 uga adkaatay degmada Hodon.<\/p>\n<p>Hodon ayaa\u00a0 garoonka soo gashay iyadoo baahi wayn u qabta in ay ka aarsato\u00a0 degmada Waaberi oo sanadki hore\u00a0\u00a0 fiinaalaha tartanka ku garaacday isla markaana marki labaad oo xiriir ah beegsata fiinaalaha tartanka, halka Waaberi ay ay halgeedu uu ahaa in ay taariikh u samayso tartanka kubadda cagta degmooyinka si ay sanadki 4-aad oo xiriir ah ugu soo baxdo fiinaalaha tartanka.<\/p>\n<p>Taageerayaasha labada degmo oo ay wehliyaan masuuliyiintooda ayaa degmada soo camiray waxayna aad uga duwaynayd\u00a0 dhamaan kulamadii\u00a0 wareegga 8-da oo uu garoonka faaruq ahaa, waxaana\u00a0 kadib bandhig ciyaareed aad loola dhacay\u00a0\u00a0 ay qaybta hore kusoo idlaatay 0-0.<\/p>\n<p>Marki laysku soo laabtay ayay sidoo kale labada koox soo bandigeen ciyaar\u00a0 isu dhigantay\u00a0 heerka weerar iyo kubad qaybsiga waxaana daqiiqadi 68 goolka qura ee ciyaarta degmada Waaberi u saxiixay laacibka No-19\u00a0 Abuubakar Axmed Cosoble.<\/p>\n<p>Waa beri ayaa horay fiinaalka tartanka uga soo muuqatay\u00a0 2014 oo ay guuldaro\u00a0 2-0 kala kulantay Xamarwayne ,\u00a0 2015\u00a0 markale ay\u00a0 guuldaro kala kulantay\u00a0\u00a0 markii ay Boondheere 1-0 ku garaacday iyo 2017 oo ay\u00a0 Hodon\u00a0\u00a0 3-1 kaga qaaday.<\/p>\n<p>Waaberi ayaa\u00a0 fiinaalka tartanka la ciyaari\u00a0 doonta degmooyinka Shibis iyo Shangaani\u00a0 maanta ballansan degmada Sii baxda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Waaberi ayaa marki afarad oo xiriir ah xaqiijisay in ay\u00a0 usoo baxdo fiinaalaha\u00a0 tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir kadib\u00a0 ay 1-0 uga adkaatay degmada Hodon. Hodon ayaa\u00a0 garoonka soo gashay iyadoo baahi wayn u qabta in ay ka aarsato\u00a0 degmada Waaberi oo sanadki hore\u00a0\u00a0 fiinaalaha tartanka ku garaacday isla markaana marki labaad oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7124,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7122"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7122"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7122\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}