{"id":69515,"date":"2022-07-13T12:44:38","date_gmt":"2022-07-13T11:44:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=69515"},"modified":"2022-07-13T12:44:38","modified_gmt":"2022-07-13T11:44:38","slug":"rw-xamse-oo-faray-agaasimayaasha-guud-ee-wasaaraha-dardar-gelinta-howlaha-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-xamse-oo-faray-agaasimayaasha-guud-ee-wasaaraha-dardar-gelinta-howlaha-qaranka\/","title":{"rendered":"RW Xamse oo faray Agaasimayaasha guud ee Wasaaraha dardar gelinta howlaha Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kualan kula yeeshay Xafiiskiisa Agaasimayaasha guud ee Wasaaraha iyo Hoggaanka Hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>Kulanka Ra\u2019iisul Wasaare Xamse iyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha ayaa ku saabsanaa is xogwareysi, isaga oo faray dhammaan Agasaamiyaasha dardar gelinta howlaha Qaranka. Sida lagu yiro qoraal ka soo baxay Xafiiska Xukuumadda.<\/p>\n<p>Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa wada kulamo uu la yeelanayo, madaxda Hay\u2019adaha Dowladda, isaga oo la kulmay 3-dii July 2022 qaar ka mid ah xubnaha Golaha Agaasimayaasha Hay\u2019adda Istaatistikada Qaranka oo ay ka wadahadleen mudnaanta qabashada tirakoobka guud ee dadweynaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale isla maalinta Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ayaa la kulmay hoggaannada tiirarka uu ka kooban yahay qorshaha xukuumadda iyo mas\u2019uuliinta mashaariicda socda, kuwaas oo Ra\u2019iisul Wasaaraha u soo bandhigay warbixin ku saabsan habsami u socodka howlaha kala duwan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa maalmaha soo socda in uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada, isaga oo la filayo in uu horgeeyo Golaha Shacabka BFS si ay u siiyeen codka kalsoonida.<\/p>\n<p><strong><em>Mustaqbal<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kualan kula yeeshay Xafiiskiisa Agaasimayaasha guud ee Wasaaraha iyo Hoggaanka Hay\u2019adaha dowladda. Kulanka Ra\u2019iisul Wasaare Xamse iyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha ayaa ku saabsanaa is xogwareysi, isaga oo faray dhammaan Agasaamiyaasha dardar gelinta howlaha Qaranka. Sida lagu yiro qoraal ka soo baxay Xafiiska Xukuumadda. Wasiirka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":69516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69515"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69515"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69517,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69515\/revisions\/69517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}