{"id":69509,"date":"2022-07-13T10:16:10","date_gmt":"2022-07-13T09:16:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=69509"},"modified":"2022-07-13T10:16:10","modified_gmt":"2022-07-13T09:16:10","slug":"ergayga-mw-jfs-oo-dg-puntland-u-tagaya-qiimeynta-heerka-abaartu-gaarsiisan-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ergayga-mw-jfs-oo-dg-puntland-u-tagaya-qiimeynta-heerka-abaartu-gaarsiisan-tahay\/","title":{"rendered":"Ergayga MW JFS oo DG Puntland u tagaya qiimeynta Heerka Abaartu gaarsiisan tahay."},"content":{"rendered":"<p>Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani aadamnimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa lagu wadaa in uu Khamiista 14-July-2022 uu tago Puntland si uu qiimeyn ugu sameeyo heerka ay gaarsiisan tahay abaarta ka jirta Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waxaa socdaalkiisa ku wehliya mas\u2019uuliyiin katirsan Hay\u2019adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay gaar ahaan kuwa gargaarka qaabilsan si ay usoo ogaadaan Saameynta taban ee ay Abaartu ku reebtay Puntland.<\/p>\n<p>Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani aadamnimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa tagay Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedyada si uu u qiimeeyo xaaladaha ka dhashay abaarta ka jirta Dalka oo sababtay in ay barakacaan kumanaan ruux.<\/p>\n<p>Warsame ayaa horay u tagay Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, Jubbaland &amp; Hir-Shabeelle waxa uu la kulmay qaar kamid ah Dadka ku xoolo iyo beera waayay abaarta ee haatan ku nool xeryaha barakacayaasha dib u dejinta loogu sameeyay.<\/p>\n<p>Waxaa intaas dheer in uu kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada rayidka, Ganacsatada, madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada, Wakiilo ka kala socda Hay\u2019adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay, Safiiro iyo dad kale oo uu u bandhigay xaaladaha uu soo arkay.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa warbixinno waqtiyo kala duwan soosaartay waxa ay ku sheegtay in xaaladaha cunno la\u2019aanta ee ka jirta dalal Soomaaliya ay kamid tahay ay halis nololeed u tahay Malaayiin ruux oo ka gacma maran Xoolihii ay dhaqanayeen &amp; Beerihii ay falanayeen.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani aadamnimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa lagu wadaa in uu Khamiista 14-July-2022 uu tago Puntland si uu qiimeyn ugu sameeyo heerka ay gaarsiisan tahay abaarta ka jirta Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waxaa socdaalkiisa ku wehliya mas\u2019uuliyiin katirsan Hay\u2019adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay gaar ahaan kuwa gargaarka qaabilsan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":48855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69509"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69510,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69509\/revisions\/69510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}