{"id":69408,"date":"2022-07-10T12:21:44","date_gmt":"2022-07-10T11:21:44","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=69408"},"modified":"2022-07-10T12:24:36","modified_gmt":"2022-07-10T11:24:36","slug":"golaha-wasiirrada-dg-galmudug-oo-degmooyin-u-aqoonsaday-baxdo-iyo-wisil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-wasiirrada-dg-galmudug-oo-degmooyin-u-aqoonsaday-baxdo-iyo-wisil\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada DG Galmudug oo degmooyin u aqoonsaday Baxdo iyo Wisil."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo todbaadkaan lagu qabtay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Shirka Golaha Wasiirada ayaa diiradda lagu saaray amniga waxaana intaas kadib\u00a0 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib Uheshiisiinta Galmudug ay hor dhigay golaha xukuumadda, in cod loo qaado degmaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/293234967_593708458991932_1231043406876788142_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=1jPS9MtbIDUAX-QjjST&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=00_AT_-zj7bM5UHLJHn3d2JvZt_0sE7PkfmsL0tYe_b0nWT5g&amp;oe=62CF989D\" alt=\"May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor\" \/><\/p>\n<p>Ugu horreyn Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa ka dooday taas oo markii dambe madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye uu cod u qaaday ansaxinta degmooyinkan. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Golaha Wasiirada ayaa <strong><em>\u201ccod gacan taag ah ku ansixiyay golaha wasiirada, mana jirin cid ka aamustay, waxaana Baxdo iyo Wisil loo aqoonsaday degmooyin rasmi ah.\u201d <\/em><\/strong>Ayaa lagu sii yiri qoraalka ka soo baxay Shirka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa hor gayn doonta golaha baarlamanka Gamudug, si ay waajibkooda uga gutaan, una sharciyeeyaan iyadoona ugu danbayn uu sixiixi doono Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.<\/p>\n<p><strong><em>Mustaqbal<\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo todbaadkaan lagu qabtay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud. Shirka Golaha Wasiirada ayaa diiradda lagu saaray amniga waxaana intaas kadib\u00a0 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib Uheshiisiinta Galmudug ay hor dhigay golaha xukuumadda, in cod loo qaado&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":69409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69408"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69412,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69408\/revisions\/69412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}