{"id":69382,"date":"2022-07-09T07:31:50","date_gmt":"2022-07-09T06:31:50","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=69382"},"modified":"2022-07-09T07:31:50","modified_gmt":"2022-07-09T06:31:50","slug":"james-swan-bahda-qm-ee-soomaaliya-waxa-ay-hambalyada-ciidul-adxaa-u-dirayaan-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/james-swan-bahda-qm-ee-soomaaliya-waxa-ay-hambalyada-ciidul-adxaa-u-dirayaan-soomaalida\/","title":{"rendered":"James Swan: \u201cBahda QM ee Soomaaliya waxa ay hambalyada Ciidul-Adxaa u dirayaan Soomaalida\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wakiilka Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa munaasabadda Ciidul-Adxaa ugu hambalyeeyay guud ahaan Soomaalida.<\/p>\n<p>Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa guud ahaan Soomaalida u rajeeyay Nabad &amp; Barwaaqo si uu dalka uga baxo dhibaatooyinka kala duwan ee ka jira.<\/p>\n<p>Swan waxa uu rajeeyay in Soomaalidu ay xoogga saarto dib u heshiisiinta &amp; ka shaqeynta nabadda si looga gudbo dhibaatooyinka dalka ka dhacay oo loo hiigsado horumar iyo Barwaaqo sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxa ay bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya la wadaageysaa Soomaalida dabbaal-degga Ciidul Adxa, iyada oo uu jiro dareen ah dib-u-heshiin, niyad wanaag iyo nabad. Ciid Wanaagsan\u201d<\/em><\/strong>ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midboobay u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa kamid ah Danjireyaasha ku sugan Magaalada Muqdisho ee Shacabka Soomaaliyeed u diray fariimo ku saabsan munaasabadda Ciidul-Adxa oo maanta ah maalintii 1aad.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wakiilka Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa munaasabadda Ciidul-Adxaa ugu hambalyeeyay guud ahaan Soomaalida. Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa guud ahaan Soomaalida u rajeeyay Nabad &amp; Barwaaqo si uu dalka uga baxo dhibaatooyinka kala duwan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":50832,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,83,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69382"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69382"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69383,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69382\/revisions\/69383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}