{"id":69367,"date":"2022-07-08T09:05:29","date_gmt":"2022-07-08T08:05:29","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=69367"},"modified":"2022-07-08T09:05:29","modified_gmt":"2022-07-08T08:05:29","slug":"ciidamada-dfs-al-shabaab-oo-ku-dagaalamay-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-dfs-al-shabaab-oo-ku-dagaalamay-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Ciidamada DFS &#038; Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Soomaaliya &amp; Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay Deegaanka Shaatolow ee Gobolka Gedo kaddib markii howlgallo Ciidanka Federaalka ay ka sameeyeen deegaankaan u dhaxeeya Doolow &amp; Luuq.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sababay dhimasho &amp; Dhaawac oo kala gaaray dhinacyada dagaalamay inkasta oo aanay si dhab ah loo heyn inta uu gaarsiisan yahay, Askarta Dowladda Federaalka iyo Al-Shabaab waxa ay kala heleen gurmad uga imaaday deegaannada ay kala joogaan.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Gedo ayaa howgalkaan ku tilmaamay mid la isugu furayo waddooyinka Degmooyinka Gobolkaas oo go\u2019doon u galay Al-Shabaab, si la isugu furo loo sameeyay howlgalka ka socda.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa Al-Shabaab ku eedeeyay in ay miinooyin geliyeen waddada la isaga gudbo Doolow &amp; Luuq si ay ugu qarxiyaan Gaadiidka mara waddooyinkaas.<\/p>\n<p><em><strong>La soco wixii kasoo kordha<\/strong><\/em><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Soomaaliya &amp; Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay Deegaanka Shaatolow ee Gobolka Gedo kaddib markii howlgallo Ciidanka Federaalka ay ka sameeyeen deegaankaan u dhaxeeya Doolow &amp; Luuq. Dagaalka ayaa sababay dhimasho &amp; Dhaawac oo kala gaaray dhinacyada dagaalamay inkasta oo aanay si dhab ah loo heyn inta uu gaarsiisan yahay, Askarta Dowladda Federaalka iyo Al-Shabaab&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":69368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69367"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69369,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69367\/revisions\/69369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}