{"id":69344,"date":"2022-07-07T14:32:56","date_gmt":"2022-07-07T13:32:56","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=69344"},"modified":"2022-07-07T14:32:56","modified_gmt":"2022-07-07T13:32:56","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-itoobiya-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-itoobiya-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan.<\/p>\n<p>Kulanka Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya ayaa diiradda waxa ay ku saareen <strong><em>\u201cxoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.\u201d<\/em><\/strong> Sida lagu yiri qoraal lagu daabacay Xafiiska wasiirka koowaad ee Xukuumadda.<\/p>\n<p>Xamsa Cabdi Barre Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadcelshay Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan, booqashada uu ugu yimid Xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Barre ayaa waxa kulamo uu la yeeshay Madax kala duwan, isaga oo Safiirrada Soomaaliya u fadhiya waddamada Caalamka kala hadlay xoojinta xiriirka ay la leeyihiin Dowladda Federaalka, xilli laga sugayo ku dhawaaqista Golaha Wasiirada.<\/p>\n<p><strong><em>Mustaqbal <\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan. Kulanka Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya ayaa diiradda waxa ay ku saareen \u201cxoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.\u201d Sida lagu yiri qoraal lagu daabacay Xafiiska wasiirka koowaad ee Xukuumadda&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":69345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69344"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69344"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69346,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69344\/revisions\/69346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}