{"id":69306,"date":"2022-07-06T09:39:07","date_gmt":"2022-07-06T08:39:07","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=69306"},"modified":"2022-07-06T09:39:07","modified_gmt":"2022-07-06T08:39:07","slug":"maxay-kawada-hadleen-rw-xamse-cabdi-barre-danjiraha-sacuudiga-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-kawada-hadleen-rw-xamse-cabdi-barre-danjiraha-sacuudiga-u-qaabilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen RW Xamse Cabdi Barre &#038; Danjiraha Sacuudiga u qaabilsan Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo maanta xafiiska kulan kula qaatay Danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Maxamed Bin Axmed Almuwallad ayaa kawada hadlay Xoojinta Xiriirka &amp; Iskaashiga Dowladood.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/290899858_387733470122472_3992031210546568699_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=Y3m1b6VsuloAX-ZYpAC&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT-1IH7W-x7pkLYwQ4Ko7CY2KM6r7iDGLPPcw80cnUDUoA&amp;oe=62C9441B\" alt=\"May be an image of 5 people, people sitting, people standing, suit and indoor\" \/><\/p>\n<p>Danjire Maxamed waxa uu sheegay in uu dedaal gelinayo xoojinta xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga si loo kordhiyo cilaaqaadka ka dhaxeeya labada Dal iyo Labada Shacabka sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/291755574_387733493455803_1458816964842182211_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=e1UykzWKZc0AX-7ItZS&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AT8aTht-qRjkHmHT7DQKGnEeMYTehC5vJX1IwD4bih0JLQ&amp;oe=62CB048A\" alt=\"May be an image of 2 people, people standing and indoor\" \/><\/p>\n<p>Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya Maxamed Bin Axmed Almuwallad Waxa uu Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi uu u rajeeyay in uu alle ku garab galo xulashada Wasiirada laga sugayo in ay kusoo baxaan Shaxda Golihiisa Wasiirada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/291103616_387733500122469_8977835548041181474_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=3a9ufJPj3WcAX9w2Yde&amp;_nc_oc=AQnXsn4sYPKbcdzTIbJVrg1YRgZf2ardmRwXB1rk-K3ecM5SKJw59SMLENEbjgQvg9g&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT_8WbC_jtIGBGGITSUXa-T8aj8IhfWx3ebgSPScIaqd7Q&amp;oe=62CA9244\" alt=\"May be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa Danjire Maxamed Bin Axmed ugu mahadceliyay doorka uu ka qaadanayo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Dowladaha Soomaaliya &amp; Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/291619362_387733456789140_4606380181007779791_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=hg6V_LEuB8cAX8IA-fo&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AT9qPl4eVF13aeuEJngyqpqPustLyDjDvHlHOb7_x16Uvg&amp;oe=62CB2F08\" alt=\"May be an image of 2 people and people standing\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS waxa uu wadaa wadatashiyo la xiriira soo xulashada Wasiirada oo marka uu ku dhawaaqo kaddib u gudbinaya Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS si uu codka kalsoonida ugu helo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo maanta xafiiska kulan kula qaatay Danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Maxamed Bin Axmed Almuwallad ayaa kawada hadlay Xoojinta Xiriirka &amp; Iskaashiga Dowladood. Danjire Maxamed waxa uu sheegay in uu dedaal gelinayo xoojinta xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga si loo kordhiyo cilaaqaadka ka dhaxeeya labada Dal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":69307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,83,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69306"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69308,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69306\/revisions\/69308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}