{"id":66654,"date":"2022-04-02T12:11:23","date_gmt":"2022-04-02T11:11:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=66654"},"modified":"2022-04-02T16:00:14","modified_gmt":"2022-04-02T15:00:14","slug":"baladweyne-oo-lagu-doortay-labo-kursi-oo-ka-mid-ah-kuraasta-bfs-kuwaas-oo-deegaan-doorashadoodu-tahay-hirshabeell","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/baladweyne-oo-lagu-doortay-labo-kursi-oo-ka-mid-ah-kuraasta-bfs-kuwaas-oo-deegaan-doorashadoodu-tahay-hirshabeell\/","title":{"rendered":"Baladweyne oo lagu doortay labo kursi oo ka mid ah kuraasta BFS kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeell."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Balaldweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ahna deegaan doorashada labaad ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu qabtay doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa 1 April 2022 shaaciyay qabashada labadaan kursi, ayada oo isku soo sharaxeyn 7 Musharrax.<\/p>\n<p>Doorashada Kursiga koowaad kaas uu tirsigiisu yahay <strong>HOP#059<\/strong> ayaa waxaa ku soo baxay Maxamed Cabdullaahi Buraale (Raaxeeye) oo ahaa Guddoomiyaha Dhalinyarada Hirshabelle ka dib markii uu \u00a0helay 66 cod, halka musharaxii la tartamayay oo ahaa Cabdullaahi Cali Cilmi uu helay 35 cod. Sida uu ku dhawaaqay SEIT Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Kursigaan waxaa ku fadhisay Baarlamaankii 10aad Samiira Xasan Cabdulle.<\/p>\n<figure style=\"width: 1080px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/277812204_5020935047995861_5345251733393162158_n.png?_nc_cat=109&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=1bjt2FOZmysAX8ASHwW&amp;_nc_oc=AQnLH8dyxdjmIWgkHX9b2Eq_NZSQI0TjD4bv8aAPB5upMB5sN0vVbvEpLJcsCJ4lY4s&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AT_s4Ck5hYu7XwkLIH6gALThkSZmv2Hen-y6NquoF8UreA&amp;oe=624DC5E8\" alt=\"May be an image of 1 person, sitting, eyeglasses and indoor\" width=\"1080\" height=\"810\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><strong>Maxamed Cabdullaahi Buraale (Raaxeeye)<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n<p>waxaa xigtay doorashada kursiga labaad kaas uu tirsigiisu yahya <strong>HOP#019, <\/strong>asiga oo ku soo baxay Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ka tirsan bahda Garsoorka ka dib markii uu helay 66 cod, sida uu ku dhawaaqay SEIT Hirshabeelle. Kursigaan waxaa ku fadhisay Baarlamaankii 10aad Xildhibaanad Farxiya Muumin Cali.<\/p>\n<figure style=\"width: 2048px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/277570624_5021302624625770_3882977309864859438_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-5&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=WEe3sMSKTOgAX_Rju4E&amp;tn=KeNxWWZai_cZWeHl&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AT-5zCuEhVwOrEgAHxnb-HRsaGS5AZ33EYpMfngICV-J7Q&amp;oe=624D97CD\" alt=\"May be an image of 2 people and people standing\" width=\"2048\" height=\"1084\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\"><strong>Maxamed Cabduqaadir Maxamed<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Balaldweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ahna deegaan doorashada labaad ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu qabtay doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraasta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle. Guddiga ayaa 1 April 2022 shaaciyay qabashada labadaan kursi, ayada oo isku soo sharaxeyn 7 Musharrax. Doorashada Kursiga koowaad kaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":66429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66654"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66654"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66669,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66654\/revisions\/66669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}