{"id":6630,"date":"2018-09-11T10:44:06","date_gmt":"2018-09-11T09:44:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6630"},"modified":"2018-09-11T10:44:06","modified_gmt":"2018-09-11T09:44:06","slug":"mesut-ozil-oo-arsenal-ka-tagi-kara-bisha-janaayo-yuu-ku-biirayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mesut-ozil-oo-arsenal-ka-tagi-kara-bisha-janaayo-yuu-ku-biirayaa\/","title":{"rendered":"Mesut Ozil oo Arsenal ka tagi kara bisha janaayo, Yuu ku biirayaa?"},"content":{"rendered":"<p>Laacibka dhawaan ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ee Ozil ayaa laga yaabaa inuu isaga tago Arsenal bisha janaayo marka uu furmo suuqa.<\/p>\n<p>Xidigan ayeey dhawaan isku dhaceen tabaraha dhawaan qabtay shaqada Arsenal ee Emry isagoona qorsheynaya inuu kooxda ka tago janaayo.<\/p>\n<p>Kooxda reer Turky ee Fenerbahce ayaa dalab kaso gudbisay laacibkan waxaana suura gal ah inuu ku biro bisha janaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laacibka dhawaan ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ee Ozil ayaa laga yaabaa inuu isaga tago Arsenal bisha janaayo marka uu furmo suuqa. Xidigan ayeey dhawaan isku dhaceen tabaraha dhawaan qabtay shaqada Arsenal ee Emry isagoona qorsheynaya inuu kooxda ka tago janaayo. Kooxda reer Turky ee Fenerbahce ayaa dalab kaso gudbisay laacibkan waxaana suura gal ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6632,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6630"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6630"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6630\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}