{"id":6620,"date":"2018-09-11T10:31:37","date_gmt":"2018-09-11T09:31:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6620"},"modified":"2018-09-11T10:31:37","modified_gmt":"2018-09-11T09:31:37","slug":"kofi-anan-oo-la-aasayo-khamiistasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kofi-anan-oo-la-aasayo-khamiistasawirro\/","title":{"rendered":"Kofi Anan oo la aasayo Khamiista,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Kofi Anan ayaa meydkiisa laga dejiyay Magaalada Caasimadda ah ee Dalka Ghana.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.standardmedia.co.ke\/images\/tuesday\/crszoqfwrcjqvuf5x5b975acf88eef.jpg\" alt=\"https:\/\/www.standardmedia.co.ke\/images\/tuesday\/\" \/><\/p>\n<p>Mr Anan waxaa Garoonka diyaaradaha ee\u00a0Kotoka ugu tagay Madaxweynaha hadda ee Ghana\u00a0Nana Addo Dankwa Akufo-Addo iyo qaraamadiisa,waxaana ay Meydkiisa ka dejiyeen Diyaaradda.<\/p>\n<p>Waxaa Meydka Kofi Anan la geeyay hoolka shirarka ee Magaalada Accra,halkaas oo maalmaha ka dhiman duugistiisa ay dadka ku saxiixayaan Buugga Tacsiga ee Kofi Anan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.standardmedia.co.ke\/images\/tuesday\/belc2crqjipc4m23p55b975aa97de43.jpg\" alt=\"https:\/\/www.standardmedia.co.ke\/images\/tuesday\/\" \/><\/p>\n<p>Mr Anan ayaa meydkiisa markii la soo dejinayay waxaa saarnaa Calanka Qaramada Midoobey,waxaase markii dambe lagu beddelay Calanka Dalka Ghana.<\/p>\n<p>Kofi Anan ayaa bishii la soo dhaafay ee August ku geeriyooday Dalka\u00a0Switzerland,isaga oo 80 jir ah,waxaana intan lagu hayay Firinjeerrada lagu keydiyo meydadka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.standardmedia.co.ke\/images\/tuesday\/ebaj7xyxwvs0e65b975afab9b7b.jpg\" alt=\"https:\/\/www.standardmedia.co.ke\/images\/tuesday\/\" \/><\/p>\n<p>Waxaa uu ahaa Ninkii ugu horreeyay ee Afrikada madow ah oo xoghaye guud ka noqda Qaramada Midoobey waxaana la doortay labo jeer.<\/p>\n<p>Dowladda Ghana iyo Qaraabada Kofi Anan ayaa ku dhawaaqay in Khamiista soo socota la aasayo inta ka horreysana dadka Reer Ghana ay ka tacsi gudanayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Kofi Anan ayaa meydkiisa laga dejiyay Magaalada Caasimadda ah ee Dalka Ghana. Mr Anan waxaa Garoonka diyaaradaha ee\u00a0Kotoka ugu tagay Madaxweynaha hadda ee Ghana\u00a0Nana Addo Dankwa Akufo-Addo iyo qaraamadiisa,waxaana ay Meydkiisa ka dejiyeen Diyaaradda. Waxaa Meydka Kofi Anan la geeyay hoolka shirarka ee Magaalada Accra,halkaas oo maalmaha ka dhiman duugistiisa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6624,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6620"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6620"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6620\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}