{"id":6619,"date":"2018-09-11T10:24:58","date_gmt":"2018-09-11T09:24:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6619"},"modified":"2018-09-11T10:24:58","modified_gmt":"2018-09-11T09:24:58","slug":"ivan-rakitic-lionel-messi-waa-kan-ugu-wanaagsan-aduunka-lkn-modric-waa-kan-ugu-fiican-sanadkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ivan-rakitic-lionel-messi-waa-kan-ugu-wanaagsan-aduunka-lkn-modric-waa-kan-ugu-fiican-sanadkan\/","title":{"rendered":"Ivan Rakiti\u0107:\u201d Lionel Messi waa Kan ugu wanaagsan aduunka lkn Modric waa kan ugu fiican sanadkan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Rakatic ayaa ka hadlay faraqa u dhaxeeya xidigaha Modric iyo Messi.<\/p>\n<p>Laacibka khadka Barcelona ayaa wax laga weydiiyay sheekada muranka ka taagan ee ah in Luka Modric uu u qalmo abaal marinta Ballon d\u2019Or iyo inkale.<\/p>\n<p>\u201cKan ugu wanaagsan aduunka iyo taariikhda waa Lionel Messi, waa wax aad u sahlan xitaa hadii aad weydiiso caruurta 9 ama 10 jirada, waxay ku sheegi doonaan Messi.<\/p>\n<p>\u201cLaacibka sanadkan waa Luka Modric muran la\u2019aan, wuxuu kusoo guuleestay abaal marinta xidiga sanadka ee Yurub, lakiin ma aqaano waxa uu u baahan yahay inuu sameeyo si uu ugu guuleysto abaraal marinta FIFA\u201d.<\/p>\n<p>\u201cCroatia ayaa ku faani doonta isaga, waxaana ku qanacsanahay inuu ku guuleysan doono dhowr abaalmarino kale mustaqbalka balse waa aan wanaag saneyn in lala bar bar dhigo messi\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Rakatic ayaa ka hadlay faraqa u dhaxeeya xidigaha Modric iyo Messi. Laacibka khadka Barcelona ayaa wax laga weydiiyay sheekada muranka ka taagan ee ah in Luka Modric uu u qalmo abaal marinta Ballon d\u2019Or iyo inkale. \u201cKan ugu wanaagsan aduunka iyo taariikhda waa Lionel Messi, waa wax aad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6621,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6619"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6619"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6619\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}