{"id":6609,"date":"2018-09-11T10:06:51","date_gmt":"2018-09-11T09:06:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6609"},"modified":"2018-09-11T10:06:51","modified_gmt":"2018-09-11T09:06:51","slug":"15-weeraryahan-oo-isugu-soo-haray-abaalmarinta-fifa-pro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/15-weeraryahan-oo-isugu-soo-haray-abaalmarinta-fifa-pro\/","title":{"rendered":"15- Weeraryahan oo isugu soo haray Abaalmarinta FIFA Pro."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa lasoo saaray 15-ka xidig ee u tartamidoona Abaalmarinta FIFA Pro oo FIFA ay bixiso.<\/p>\n<p>Waxa jira kooxo badan oo min laba xiddig ku leh kuwaas oo lagu soo doortay qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen xilli ciyaareedkii hore.<\/p>\n<p>Kooxaha PSG Iyo Juventus ayaa ah kooxda xiddigaha ugu badan ku leh iyada oo ku leh 3 xiddig halka kooxaga Juventus,Liverpool iyo Barcelona ay ku leeyiyihiin min laab xiddig.<\/p>\n<p>Kooxahaa Atletico Madrid,Man United,Real Madrid iyo Tottenham ayaa min 1 xidig ku leh xiddigahaas oo ah kuwii qab ciyaareedka fiican soo bandhigay champions League xilli ciyaareedkii hore.<\/p>\n<p>Xiddigaha Mohamed Salah iyo Sadio Mane ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqday halk uu Mario Mandzukic mar kale ku soo laabtay kadib markii uu ka soo muuqday sanadkii 2013.<\/p>\n<p>Xiddigaha Gareth Bale, Zlatan Ibrahimovic &amp; Alexis Sanchez ayaa laga reebay kadib markii ay heli waayeen codad ku filan,Zlatan Ibrahimovic ayaa ka qayb ahaa xidigihii sanadkii 2013.<\/p>\n<p>Cristiano Ronaldo ayaa ka qayb ahaa Liiskan tan ilaa 2004\/2005 isaga oo rikoodhkaas la wadaaga Goolhayaha \u00a0kooxda PSG ee Gianluig Buffon.<\/p>\n<p>Xiddigihii weerarka ku soo baxay shaxda ugu fiican adduunka sanadkii hore ayaa ahaa xiddigaha Lionel Messi, Neymar Jr &amp; Cristiano Ronaldo.<\/p>\n<p><strong>Waa kuwan xidigaha u tartami doono FIFA Pro.<\/strong><\/p>\n<p>Karim Benzema \u2013 France, Real Madrid CF<\/p>\n<p>Edinson Cavani \u2013 Uruguay, Paris Saint-Germain<\/p>\n<p>Paulo Dybala \u2013 Juventus FC, Argentina<\/p>\n<p>Antoine Griezmann \u2013 France, Atletico Madrid<\/p>\n<p>Harry Kane \u2013 England, Tottenham Hotspur<\/p>\n<p>Robert Lewandowski \u2013 Poland, FC Bayern Munchen<\/p>\n<p>Romelu Lukaku \u2013 Belgium, Manchester United FC<\/p>\n<p>Mario Mandzukic \u2013 Croatia, Juventus FC<\/p>\n<p>Sadio Mane \u2013 Senegal, Liverpool FC<\/p>\n<p>Kylian Mbappe \u2013 France, Paris Saint-Germain<\/p>\n<p>Lionel Messi \u2013 Argentina, FC Barcelona<\/p>\n<p>Neymar Junior \u2013 Brazil, Paris Saint-Germain<\/p>\n<p>Cristiano Ronaldo \u2013 Portugal, Real Madrid CF\/Juventus FC<\/p>\n<p>Mohammed Salah \u2013 Egypt, Liverpool FC<\/p>\n<p>Luis Suarez \u2013 Uruguay, FC Barcelona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lasoo saaray 15-ka xidig ee u tartamidoona Abaalmarinta FIFA Pro oo FIFA ay bixiso. Waxa jira kooxo badan oo min laba xiddig ku leh kuwaas oo lagu soo doortay qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen xilli ciyaareedkii hore. Kooxaha PSG Iyo Juventus ayaa ah kooxda xiddigaha ugu badan ku leh iyada oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6610,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6609"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6609"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6609\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}