{"id":6555,"date":"2018-09-10T13:17:11","date_gmt":"2018-09-10T12:17:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6555"},"modified":"2018-09-10T13:17:11","modified_gmt":"2018-09-10T12:17:11","slug":"nacho-saul-niguez-waa-ciyaaryahan-cajiib-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nacho-saul-niguez-waa-ciyaaryahan-cajiib-ah\/","title":{"rendered":"Nacho: &#8216;Saul Niguez waa ciyaaryahan cajiib ah&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Daafaca Real Madrid Nacho ayaa amaan ugu qubeeyay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez.<\/p>\n<p>Kadib markii ay soo dhamaatay ciyaartii u dhaxeeysa Englan iyo Spain oo kusoo dhamaatay 2-1 oo lagu xasuuqay Englan Saul ayaa ka mid ahaa xidigihii kulankaa ka dhigay wacdaraha Nacho oo ka hadlaya xaalada xidiga ayaa yiri\u201d<\/p>\n<p>&#8220;Waa wax laga xishoodo inuu u ciyaaro Atletico Madrid, laakiin waxa uu soo bandhigay waqti dheer inuu yahay ciyaaryahan weyn&#8221; ayuu Nacho u sheegay suxufiyiinta.<\/p>\n<p>&#8220;Waa ciyaaryahan aad u yar, lakiin weli waa ciyaaryahan weyn, waxaan ku tusay London isagoo ciyaaraya kulan weyn islamarkaana gool dhalinaya.<\/p>\n<p>Saul ayaa ku guuleystay hal Copa del Rey iyo labo Europa League oo uu ku guuleystay Atletico,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daafaca Real Madrid Nacho ayaa amaan ugu qubeeyay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez. Kadib markii ay soo dhamaatay ciyaartii u dhaxeeysa Englan iyo Spain oo kusoo dhamaatay 2-1 oo lagu xasuuqay Englan Saul ayaa ka mid ahaa xidigihii kulankaa ka dhigay wacdaraha Nacho oo ka hadlaya xaalada xidiga ayaa yiri\u201d &#8220;Waa wax&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6556,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6555"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6555"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6555\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}