{"id":6551,"date":"2018-09-10T13:08:04","date_gmt":"2018-09-10T12:08:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6551"},"modified":"2018-09-10T13:08:04","modified_gmt":"2018-09-10T12:08:04","slug":"barcelona-oo-ku-dhawaatay-saxiixa-pavard","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/barcelona-oo-ku-dhawaatay-saxiixa-pavard\/","title":{"rendered":"Barcelona oo ku dhawaatay saxiixa Pavard."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka daafaca Stuttgart ee Benjamin Pavard ayaa xaqiijiyay in xidiga uu ku dhawaaday inuu ku biro kooxda reer Spain ee Barcelona.<\/p>\n<p>22 sanno jir ah, \u00a0ka mid ahaa xidigihii\u00a0 France kula guuleystay \u00a0Koobka Aduunka 2018, isagoona dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo wakiilka laacibka ayaa sheegay inuu heshiis la gaaray kooxda Barcelona oo ku aadan saxiixa Pavard in uu kooxda ku biro balse kooxda Barcelona ayaa diiday in 31milyan ay ku qaadato adeega laacibkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka daafaca Stuttgart ee Benjamin Pavard ayaa xaqiijiyay in xidiga uu ku dhawaaday inuu ku biro kooxda reer Spain ee Barcelona. 22 sanno jir ah, \u00a0ka mid ahaa xidigihii\u00a0 France kula guuleystay \u00a0Koobka Aduunka 2018, isagoona dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah. Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo wakiilka laacibka ayaa sheegay inuu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6552,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6551"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6551"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6551\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}