{"id":6489,"date":"2018-09-10T06:41:22","date_gmt":"2018-09-10T05:41:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6489"},"modified":"2018-09-10T06:41:22","modified_gmt":"2018-09-10T05:41:22","slug":"madaxweynaha-sudan-oo-magacaabay-raisalwasaare-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-sudan-oo-magacaabay-raisalwasaare-cusub\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Sudan oo magacaabay Ra&#8217;isalwasaare cusub"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa kala diray Golahiisa Wasiirrada waxaana uu magacaabay Gole Wasiirro oo cusub.<\/p>\n<p>Mr Bashiir ayaa kala diray xukuumaddii ka koobneyd 31 Xubnood,waxaana lagu soo koobay 21 Wasiir,iyada oo Ra&#8217;islawasaare cusubna la magacaabay.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaaraga cusub waxaa loo magacaabay\u00a0 Moutaz Mousa Abdallah,oo ahaa Wasiirka Waraabka ee Xukuumadda la kala diray.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaaraha xilka ka tagay\u00a0 Bakri Hassan Saleh,ayaa sii ahaanaya Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee dalkaas oo uu horayba u hayay,waxaana Madaxweyne ku xigeenka 2aad loo magacaabay\u00a0Mohamed Osman Yousif Kiber.<\/p>\n<p>Madaxweyne Al-Bashiir ayaa sababta dhimista Golaha Wasiirrada waxaa uu ku sababeeyay si ay dowladda u kabto dhaqaalaha dalkaasi ee hoos u dhacaya loona dhimo Kharashka ku baxaya \u00a0wasaaradaha faraha badan.<\/p>\n<p>Bishii August ee la soo dhaafay Xisbiga talada haya ee\u00a0 NCP,ayaa Cumar Al-Bashiir u doortay musharraxooda doorashada dhaceysa sanadka 2020-ka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa kala diray Golahiisa Wasiirrada waxaana uu magacaabay Gole Wasiirro oo cusub. Mr Bashiir ayaa kala diray xukuumaddii ka koobneyd 31 Xubnood,waxaana lagu soo koobay 21 Wasiir,iyada oo Ra&#8217;islawasaare cusubna la magacaabay. Ra&#8217;isalwasaaraga cusub waxaa loo magacaabay\u00a0 Moutaz Mousa Abdallah,oo ahaa Wasiirka Waraabka ee Xukuumadda la kala diray. Ra&#8217;isalwasaaraha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6490,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6489"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6489"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6489\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6490"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}