{"id":6478,"date":"2018-09-10T05:48:58","date_gmt":"2018-09-10T04:48:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6478"},"modified":"2018-09-10T05:48:58","modified_gmt":"2018-09-10T04:48:58","slug":"afhayeenka-onlf-oo-la-kulmay-raisalwasaarihii-hore-ee-itoobiyasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/afhayeenka-onlf-oo-la-kulmay-raisalwasaarihii-hore-ee-itoobiyasawirro\/","title":{"rendered":"Afhayeenka ONLF oo la kulmay Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee Itoobiya,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ururka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa Magaalada Adis ababa kula kulmay Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee dalka Itoobiya\u00a0Hailemariam Desalegn.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Dmq-NSGUwAA2t7X.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Kulanka labada Nin ayaa ahaa kii ugu horreeyay oo dhexmara,waxaana bilo ka hor aan suuragal ahayn in labadan Nin ay kulmaan.<\/p>\n<p>Bishii August ee Sanadkii hore ayey dowladda Itoobiya oo uu Ra&#8217;isalwasaare ka ahaa\u00a0Hailemariam Desalegn,waxaa ay Dowladda Soomaaliya ka heshay C\/Qariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan Ururka ONLF.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Dmq-NSJUUAAGJ68.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Arrintaas oo aad u gilgishay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya islamarkaana shacabka Soomaaliyeed si weyn uga caroodeen.<\/p>\n<p>7 bilood kaddibna waxaa is casilay Ra&#8217;isalwasaare\u00a0Hailemariam Desalegn,waxaana beddelay Abiye Axmed oo la heshiiyay dhamaan Ururradii Mucaaridka oo uu ka mid yahay Ururka ONLF,waxaana la sii daayay Qalbi Dhagax,iyada oo Afhayeenka ONLF iyo Wafddi la socdana ay Adis ababa heshiis kula gaareen dowladda Federaalka ah ee Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ururka ONLF Caddaani Hirmooge ayaa Magaalada Adis ababa kula kulmay Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee dalka Itoobiya\u00a0Hailemariam Desalegn. Kulanka labada Nin ayaa ahaa kii ugu horreeyay oo dhexmara,waxaana bilo ka hor aan suuragal ahayn in labadan Nin ay kulmaan. Bishii August ee Sanadkii hore ayey dowladda Itoobiya oo uu Ra&#8217;isalwasaare ka ahaa\u00a0Hailemariam Desalegn,waxaa ay Dowladda Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6479,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6478"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6478"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6478\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}