{"id":6469,"date":"2018-09-10T05:23:36","date_gmt":"2018-09-10T04:23:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6469"},"modified":"2018-09-10T05:23:36","modified_gmt":"2018-09-10T04:23:36","slug":"jubaland-oo-joojisay-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-wasaaradaha-d-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jubaland-oo-joojisay-wada-shaqeyntii-ay-la-lahayd-wasaaradaha-d-federaalka\/","title":{"rendered":"Jubaland oo joojisay wada shaqeyntii ay la lahayd wasaaradaha D.Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Maamulka Jubaland ayaa lagu sheegay in maamulkaasi uu si iskiis ah u joojiyay wada shaqeyntii uu la lahaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubaland Axmed Xasan,ayaa lagu amray dhamaan hay&#8217;daha kala duwan ee dowlad Goboleedka Jubaland in aysan wax wada shaqeyn ah la yeelan karin dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya iyada oo Sbatigii Maamul Goboleedyada ka sheegeen Kismaayo in ay hakiyeen wada shaqeyntii ay la lahaayeen dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>Waxa ka dambeeyay in Madaxweynaha Soomaaliya uu isugu yeeray madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada shir ka dhacaya Muqdisho bartamaha Bishan September.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Maamulka Jubaland ayaa lagu sheegay in maamulkaasi uu si iskiis ah u joojiyay wada shaqeyntii uu la lahaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Qoraalka ka soo baxay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubaland Axmed Xasan,ayaa lagu amray dhamaan hay&#8217;daha kala duwan ee dowlad Goboleedka Jubaland in aysan wax wada shaqeyn ah la yeelan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4953,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6469"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6469"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6469\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}