{"id":6453,"date":"2018-09-09T13:04:09","date_gmt":"2018-09-09T12:04:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6453"},"modified":"2018-09-09T13:04:09","modified_gmt":"2018-09-09T12:04:09","slug":"jadwalka-wareega-siddeed-dhamaadka-ciyaarah-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-lasameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jadwalka-wareega-siddeed-dhamaadka-ciyaarah-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-lasameeyay\/","title":{"rendered":"Jadwalka wareega siddeed dhamaadka ciyaarah degmooyinka gobolka Banaadir oo lasameeyay."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka.<\/p>\n<p>Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay Boondheere oo la ogsoonyahay wacdaradii ay kala kullantay 2015.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa isku aaday Hodan iyo Xamae Wayne,halka Wadajir ay ku dhacday Shibis.<\/p>\n<p>Ciyaarta ugu horaysa ayaa lagu wadaa in la amba qaado isniinta ina soo aadan, inkastoo garsoorayaashii dhex dhexaadin lahaa uu Siminaar FIFA ah uu Muqdisho ugu furmayo isla Isniinta<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Sida ayeey degmoyinka isugu beegmeen.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>WAABERI\u00a0 Vs BOONDHEERE<\/p>\n<p>HODAN vs XAMAR WAYNE<\/p>\n<p>HOWL-WADAAG\u00a0 Vs SHANGAANI<\/p>\n<p>WADAJIR\u00a0\u00a0 Vs SHIBIS<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay Boondheere oo la ogsoonyahay wacdaradii ay kala kullantay 2015. Sidoo kale waxaa isku aaday Hodan iyo Xamae Wayne,halka Wadajir ay ku dhacday Shibis. Ciyaarta ugu horaysa ayaa lagu wadaa in la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6454,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84,47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6453"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6453"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6453\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}