{"id":6449,"date":"2018-09-09T12:52:15","date_gmt":"2018-09-09T11:52:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6449"},"modified":"2018-09-09T12:52:15","modified_gmt":"2018-09-09T11:52:15","slug":"luke-shaw-oo-mudo-garoomada-ka-maqnaanayo-sabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/luke-shaw-oo-mudo-garoomada-ka-maqnaanayo-sabab\/","title":{"rendered":"Luke Shaw oo mudo garoomada ka maqnaanayo, Sabab?"},"content":{"rendered":"<p>Xulka qaranka England ayaa wuxuu xalay garoonka Wembley kusoo dhaweeyay dhigiisa Spain si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan UEFA Nations League, Luke Shaw ayaana inta kulanka uu socday waxay si xoogan isugu dheceen Dani Carvajal.<\/p>\n<p>Daqiiqadii 49-aad ee ciyaarta ayuu Dani Carvajal si xoogan ugu dhacay dhigiisa kooxda Manchester United ee Luke Shaw, wuxuna si xoogan madaxa ugu dhufsaday dhulka, taasoo sababtay in ciyaaryahanka uu ogaalka ka tago, kahor inta loo sameynin gargaarka deg dega ah.<\/p>\n<p>Hadaba Luke Shaw ayaa bartiisa rasmiga ah ee \u201cTwitter-ka\u201d kusoo qoray fariin uu laabta ugu qaboojinayo jamaahiirta kooxda Manchester United iyo England.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u mahad celinayaa qof walba ee jaceelka ii muujisay iyo garab istaaga aan idinka helay, haatan aad ayaan u fiicanahay, waxaan ku jiraa gacmo aamin ah, waxaan ahay dagaal yahay, goor dhow ayaana soo laaban doonaa\u201d.<\/p>\n<p>Si kastaba waxaa xusid mudan in xulka qaranka Spain uu kulankii xalay ee UEFA Nations League guul kaga gaaray dhigiisa England 2-1.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xulka qaranka England ayaa wuxuu xalay garoonka Wembley kusoo dhaweeyay dhigiisa Spain si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan UEFA Nations League, Luke Shaw ayaana inta kulanka uu socday waxay si xoogan isugu dheceen Dani Carvajal. Daqiiqadii 49-aad ee ciyaarta ayuu Dani Carvajal si xoogan ugu dhacay dhigiisa kooxda Manchester United ee Luke Shaw,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6450,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6449"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6449"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6449\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}