{"id":6430,"date":"2018-09-09T11:31:29","date_gmt":"2018-09-09T10:31:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6430"},"modified":"2018-09-09T11:31:29","modified_gmt":"2018-09-09T10:31:29","slug":"liverpool-oo-wadahadalo-heshiis-kor-dhin-ah-kula-jirto-joe-gomez","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/liverpool-oo-wadahadalo-heshiis-kor-dhin-ah-kula-jirto-joe-gomez\/","title":{"rendered":"Liverpool oo wadahadalo heshiis kor dhin ah kula jirto Joe Gomez."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay haatan wadahadal la galeyso daafaca Joe Gomez waxeyna doonayaan iney ka saxiixdan heshiis cusub.<\/p>\n<p>Gomez ayaa seegay finalkii Champions League ee xilli ciyaareedkii hore iyo 2018 Sido kale Koobkii Adduunka ayuu ka \u00a0maqnaa dhaawac canqowga ah, waxaana qaliin looga sameeyay dhawaan.<\/p>\n<p>21 jirkaan ayaa kulamo muhiim ah u ciyaaray\u00a0 Liverpool xilli ciyaareedkii hore waxaana laga yaabaa inuu bisha janaayo kooxda ka tago.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay The Mirror, Liverpool ayaa dooneysa inay Gomez horumariso heshiiskiisa, waxaana Reds ay u soo bandhigeysaa heshiis cusub inkastoo afar sanno ay uga hartay qandaraaskiisa haatan.<\/p>\n<p>Gomez, ayaa Liverpool kaga soo biiray Charlton Athletic xagaagii 2015.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay haatan wadahadal la galeyso daafaca Joe Gomez waxeyna doonayaan iney ka saxiixdan heshiis cusub. Gomez ayaa seegay finalkii Champions League ee xilli ciyaareedkii hore iyo 2018 Sido kale Koobkii Adduunka ayuu ka \u00a0maqnaa dhaawac canqowga ah, waxaana qaliin looga sameeyay dhawaan. 21 jirkaan ayaa kulamo muhiim ah u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6431,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6430"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6430"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6430\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}