{"id":6411,"date":"2018-09-09T09:39:53","date_gmt":"2018-09-09T08:39:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6411"},"modified":"2018-09-09T09:39:53","modified_gmt":"2018-09-09T08:39:53","slug":"alonso-eden-hazard-aad-ayuu-ugu-faraxsan-yahay-chelsea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/alonso-eden-hazard-aad-ayuu-ugu-faraxsan-yahay-chelsea\/","title":{"rendered":"Alonso: &#8220;Eden Hazard aad ayuu ugu faraxsan yahay Chelsea&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Daafaca Chelsea Marcos Alonso ayaa ku adkeysanaya in Eden Hazard iyo qoyskiisa ay aad u fiican yihiin London, xili ay soo baxayeey warar sheegaya inuu ku iirayo Real Madrid.<\/p>\n<p>Hazard\u00a0 ayaa ka caawiyay Belgium inay gaarto semi-finalka Koobka Adduunka 2018 wuxuuna ka mid ahaa xidigihii bandhiga cawan ka sameeyay.<\/p>\n<p>Marcos Alonso oo ka hadlay xaalada xidigan ayaa yiri\u201d<\/p>\n<p>&#8220;Ma aanan arag Hazard ku biiraya Madrid, aad ayaan ugu faraxsanahay Chelsea&#8221; ayuu Alonso u sheegay Marca. &#8220;Ma ogi haddii uu jiro xiiso, laakiin Hazard iyo qoyskiisuba aad ayay u fiican yihiin London meelna uguma socdaan Chelsea ayuu yiri Alonso&#8221;.<\/p>\n<p>Hazard ayaa Chelsea u dhaliyay 91 gool \u00a0isagoona u saftay 304 kulan tan iyo markii uu ka yimid kooxda Lille xagaagii 2012,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daafaca Chelsea Marcos Alonso ayaa ku adkeysanaya in Eden Hazard iyo qoyskiisa ay aad u fiican yihiin London, xili ay soo baxayeey warar sheegaya inuu ku iirayo Real Madrid. Hazard\u00a0 ayaa ka caawiyay Belgium inay gaarto semi-finalka Koobka Adduunka 2018 wuxuuna ka mid ahaa xidigihii bandhiga cawan ka sameeyay. Marcos Alonso oo ka hadlay xaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6412,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6411"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6411"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6411\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}