{"id":6403,"date":"2018-09-09T09:16:48","date_gmt":"2018-09-09T08:16:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6403"},"modified":"2018-09-09T09:16:48","modified_gmt":"2018-09-09T08:16:48","slug":"dhimasho-ka-dhalatay-markab-ku-caariyay-xeebaha-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhimasho-ka-dhalatay-markab-ku-caariyay-xeebaha-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Dhimasho ka dhalatay Markab ku caariyay xeebaha Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii rasaas lagu furay Dad u socday in ay u gurmadaan Markab ku soo caariyay Xeebta u dhaxeya Degmada Hobyo iyo degaanka Garacad ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Markabkan ayaa Sabtigii ku soo caariyay degaankaas,waxaana dadka saaran ay sheegeen in ay u baahanyihiin gurmad deg deg ah iyaga oo maryo kor u walfinayay.<\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka Markabkan uu ku wajahnaa,waxaana wararka qaar sheegayaan in uu ku soo jeeday Magaalada Muqdisho,halka kuwo kalena sheegayaan in uu ku soo jeeday Degmada Xarradheere.<\/p>\n<p>Markabka ayaa la sheegayaa in uu u raranyahay Ganacsato Soomaali ah islamarkaana saaranyihiin Raashin iyo Gaadiid.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa sheegaya in Rasaas laga soo riday Markabka ay haleeshay Dhallinyaro sheegay in ay gurmad ugu baxeen Markabka,halka dadka qaarna ay shaki geliyeen in Dhallinyarada ay gurmad u socdeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii rasaas lagu furay Dad u socday in ay u gurmadaan Markab ku soo caariyay Xeebta u dhaxeya Degmada Hobyo iyo degaanka Garacad ee Gobolka Mudug. Markabkan ayaa Sabtigii ku soo caariyay degaankaas,waxaana dadka saaran ay sheegeen in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6404,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6403"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6403"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6403\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}