{"id":6402,"date":"2018-09-09T09:27:00","date_gmt":"2018-09-09T08:27:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6402"},"modified":"2018-09-09T09:27:00","modified_gmt":"2018-09-09T08:27:00","slug":"tottenham-hotspur-oo-qarka-u-saaran-inay-qandaraaska-u-kordhiso-jan-vertonghen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/tottenham-hotspur-oo-qarka-u-saaran-inay-qandaraaska-u-kordhiso-jan-vertonghen\/","title":{"rendered":"Tottenham Hotspur oo qarka u saaran inay qandaraaska u kordhiso Jan Vertonghen."},"content":{"rendered":"<p>Xidiga daafaca ka ciyaara Jan Vertonghen ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhow yahay inuu heshiis cusub oo hal sanno ah u saxiixo kooxda Tottenham Hotspur ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka soo aadan.<\/p>\n<p>31 jirkaan ayaa qandaraaska u cusbooneysiinin kooxda , waxaana dhawaan lala xiriirinayay inuu ka tagayo North London.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, Tottenham ayaa qorsheyneysa iney xidiga ku qanciso inuu kooxda sii joogo.<\/p>\n<p>Vertonghen ayaa ciyaaray daqiiqad kasta oo ka mid ah afarta kulan ee furitaanka horyaalka Premier League ee Tottenham.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidiga daafaca ka ciyaara Jan Vertonghen ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhow yahay inuu heshiis cusub oo hal sanno ah u saxiixo kooxda Tottenham Hotspur ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka soo aadan. 31 jirkaan ayaa qandaraaska u cusbooneysiinin kooxda , waxaana dhawaan lala xiriirinayay inuu ka tagayo North London. Sida laga soo xigtay wargeyska The&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6409,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6402"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6402"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6402\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}