{"id":6398,"date":"2018-09-09T08:14:02","date_gmt":"2018-09-09T07:14:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6398"},"modified":"2018-09-09T08:14:02","modified_gmt":"2018-09-09T07:14:02","slug":"spain-oo-garaacday-englan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/spain-oo-garaacday-englan\/","title":{"rendered":"Spain oo garaacday Englan."},"content":{"rendered":"<p>Ciyaar xiiso badneed oo xalay dhaxmartay xulalka Spain iyo Egnlan ayaa kusoo dhamaatay 2-1 oo lagu suuldaaray \u00a0xulka Englan.<\/p>\n<p>Goolka waxaa la hormartay xulka Englan waxaana daqiiqadii 11 u saxiixay Marcus Rashford Isla qeybtii hore waxaa goolka barbaraha Spain u keenay Saul Niguez inta aanan lakala marin qeybta hore waxaa guulka guusha u keenay Spain xidiga Rodrigo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn ciyaarta waxey kuso dhamaatay 2-1 oo lagu xasuuqay xulka awooda isbidayay ee Englan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaar xiiso badneed oo xalay dhaxmartay xulalka Spain iyo Egnlan ayaa kusoo dhamaatay 2-1 oo lagu suuldaaray \u00a0xulka Englan. Goolka waxaa la hormartay xulka Englan waxaana daqiiqadii 11 u saxiixay Marcus Rashford Isla qeybtii hore waxaa goolka barbaraha Spain u keenay Saul Niguez inta aanan lakala marin qeybta hore waxaa guulka guusha u keenay Spain&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6399,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6398"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6398"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6398\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}