{"id":6394,"date":"2018-09-09T06:40:47","date_gmt":"2018-09-09T05:40:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6394"},"modified":"2018-09-09T06:41:09","modified_gmt":"2018-09-09T05:41:09","slug":"yaa-ka-mid-ah-madaxweynayaasha-uu-uhuru-ka-raacsanyahay-twitter","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/yaa-ka-mid-ah-madaxweynayaasha-uu-uhuru-ka-raacsanyahay-twitter\/","title":{"rendered":"Yaa ka mid ah Madaxweynayaasha uu Uhuru ka raacsanyahay Twitter?"},"content":{"rendered":"<p>Barta Twitter-ka ee badanaa ay akoonnada ku leeyihiin dadka Caanka ah, Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada ayaa ka waxaa ka socda tartan dhinaca taageerayaasha qof kasta uu leeyahay ah,waxaana xusid mudan in dadka caanka ah ama madaxweynayaasha ah aysan badanaa raacin ama Fallow dhihin dadka kale.<\/p>\n<p>Haddaba Madaxweynaha Kenya oo ka mid ah dadka ugu caansan Barta Twitterka marka laga eego dhiggiisa Madaxda Afrika ayaa waxaa uu raacsanyahay sagaal Madaxweyne oo Caalamka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynayaashaas waxaa ka mid ah Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, Madaxweynaha Nigeria, Muhammadu Buhari Madaxweynaha Tanzania, \u00a0John Magufuli Madaxweynaha Uganda \u00a0Yoweri Museveni Madaxweynaha Koofur Afrika \u00a0Cyril Ramaphosa .<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu raacsanyahay Madaxweynihii hore ee Mareykanka e Barrack Obama,Madaxweynaha Namibia \u00a0Hage Geingob ,Madaxweynaha Ivory Coast Alassane Ouattara Madaxweynaha Rwanda \u00a0Paul Kagame \u00a0iyo Madaxweynaha Gabon \u00a0Ali Ondimba .<\/p>\n<p>Mr Kenyatta ayaa sidoo kale raacsan barta Twitter-ka ee Xaaskiisa ama marwada 1aad ee Kenya,taas oo cinwaankeeda hadda yahay FirstladyKenya, waxaana dadka Kenyaanka ah ay isha ku hayaan in cinwaankan la beddelayo marka uu xafiiska banneeyo sanadka 2022ka iyo in kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale Mr Kenyatta ayaa raacsan Twitterka Ra\u2019isalwasaaraha Ingiriiska Theresa May, Ra\u2019isalwasaaraha HindiyaNarendra Mondi\u00a0 iyo Ra\u2019isalwasaaraha Japan Shenzo Abe .<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya ayaa sidoo kale Twitter-ka ka raacsan ku xigeenkiisa William Ruto, iyo hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya ee Adam Barre Ducaale.<\/p>\n<p>Guud ahaan Dadka uu raacsanyahay waxaa ay gaarayaan 33 Qof,waxaana isaga raacsan 3.17 Milyan oo Taageerayaal Twitter-ka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barta Twitter-ka ee badanaa ay akoonnada ku leeyihiin dadka Caanka ah, Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada ayaa ka waxaa ka socda tartan dhinaca taageerayaasha qof kasta uu leeyahay ah,waxaana xusid mudan in dadka caanka ah ama madaxweynayaasha ah aysan badanaa raacin ama Fallow dhihin dadka kale. Haddaba Madaxweynaha Kenya oo ka mid ah dadka ugu caansan Barta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6395,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[86,83,55,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6394"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6394"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6394\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}