{"id":6380,"date":"2018-09-09T05:19:50","date_gmt":"2018-09-09T04:19:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6380"},"modified":"2018-09-09T05:19:50","modified_gmt":"2018-09-09T04:19:50","slug":"gobolka-banaadir-billaabay-burburinta-jardiinooyinkasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gobolka-banaadir-billaabay-burburinta-jardiinooyinkasawirro\/","title":{"rendered":"Gobolka Banaadir billaabay burburinta  Jardiinooyinka,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa\u00a0 fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Nambar Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si bilicdii Jardiinka loo soo celiyo.<\/p>\n<p>Goobta lagu billaabay bur burinta ahaa ah Ex- Baar Aargo oo ahayd Xarunta Ganacsi hayeeshee aan shaqeyneyn maalmihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cMuddo ayaan u qabannay dadka sida gaarka ah u isticmaalayey dhulka danta guud, muddaas oo hadda dhammaatay kadib, waxaan bilownay qorshihii dib loogu soo celin lahaa goobahaas, gaar ahaan jardiinooyinkii oo noqon doona kuwo ay ku nastaan bulshadu.\u201dayuu tori Eng. Yariisow.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa bishii July ee la soo dhaafay muddo 30 Maalmood ah u qabtay darjiinooyinka Ganacsiga ee Danta guud oo si gaar ah looga faa&#8217;ideysanayay,waxaana ay muddadaas ku ekeyd Bishii August ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Dhawaan ayuu Maamulka Gobolka sheegay in ay billaabi doonaan in ay xoog ku bur burinayaan dhismayaasha Danta Guud ee sida Gaarka ah looga faa&#8217;ideysto,waxaana laga billaabay Ex Baar Aargo oo ku yaalla Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/0P6A6127.jpg\" alt=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/0P6A6134.jpg\" alt=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/0P6A6159-1024x683.jpg\" alt=\"http:\/\/i0.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa\u00a0 fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Nambar Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si bilicdii Jardiinka loo soo celiyo. Goobta lagu billaabay bur burinta ahaa ah Ex- Baar Aargo oo ahayd Xarunta Ganacsi hayeeshee aan shaqeyneyn maalmihii la soo dhaafay. \u201cMuddo ayaan u qabannay dadka sida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6381,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6380"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6380"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6380\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}