{"id":6376,"date":"2018-09-08T22:45:44","date_gmt":"2018-09-08T21:45:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6376"},"modified":"2018-09-08T22:45:44","modified_gmt":"2018-09-08T21:45:44","slug":"taliye-k-xigeenkii-hore-ee-nabad-sugidda-oo-laga-dhigay-dhammaan-daroojinkii-ciidan-lagana-ruqseeyay-hayadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliye-k-xigeenkii-hore-ee-nabad-sugidda-oo-laga-dhigay-dhammaan-daroojinkii-ciidan-lagana-ruqseeyay-hayadda\/","title":{"rendered":"Taliye K\/Xigeenkii hore ee Nabad Sugidda oo laga dhigay dhammaan daroojinkii ciidan, lagana ruqseeyay Hay&#8217;adda"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay&#8217;adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed keddib soojeedin ka timid Agaasimaha Guud ee Hay&#8217;adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.<\/p>\n<p>Warqadda soojeedinta ah oo Madaxweynaha kasoo gaartay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Hay&#8217;adda Mudane Xuseen Cismaan Xuseen ee loo cuskaday go&#8217;aankan ayaa lagu caddeeyay in sarkaalkan uusan kasii mid ahaan karin hay&#8217;adda iyada oo la tix raacayo go&#8217;aankii ay gaareen guddiga anshaxa.<\/p>\n<p>&#8220;Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed waxaa laga dhigay dhammaan darajooyinkii ciidaan, isla markaana waxaa laga ruqseeyay hay&#8217;adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaliyeed sababo la xiriira xadgudub sharciga ciidamada qalabka sida iyo xeer hoosaadka Hay&#8217;adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.&#8221; Ayaa lagu sheegay wareegtada.<\/p>\n<p>Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay Sabti, 8da bishan Sebteembar, 2018 oo ah marka uu saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay&#8217;adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed keddib soojeedin ka timid Agaasimaha Guud ee Hay&#8217;adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Warqadda soojeedinta ah oo Madaxweynaha kasoo gaartay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Hay&#8217;adda Mudane Xuseen Cismaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6377,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6376"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6376"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6376\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}