{"id":6366,"date":"2018-09-08T18:09:25","date_gmt":"2018-09-08T17:09:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6366"},"modified":"2018-09-08T18:09:25","modified_gmt":"2018-09-08T17:09:25","slug":"wareysi-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug-oo-ka-horyimid-shirkii-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wareysi-madaxweyne-kuxigeenka-galmudug-oo-ka-horyimid-shirkii-kismaayo\/","title":{"rendered":"WAREYSI: Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ka horyimid shirkii Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug, ayaa ka horyimid dhamaan qodobadii ka soo baxay shirkii shanta maalin ka socday Kismaayo ee maanta la soo gabagbeeyay.<\/p>\n<p>Shirka oo uu gudoominayay C\/Wali Gaas oo ah Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka, ayaa qodobadii ka soo baxay, waxaa kamid ahaa in la hakiyo xiriirkii awalba liitay e eudhexeeyay Dowlad Goboleedyada iyo federaalka.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Xaashi Carabeey oo isagoo ku sugan magaal;ada Cabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Mustaqbal, waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in si sahlan xiriirka loogu jaro dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Carabeey, ayaa sheegay in Galmudug aysan wax talo ah ku leheyn shirka Kismaayo, maadaama sida uu yiri aaney ka warqabin Isaga oo Kuxigeenka Xaaf ah iyo Casir oo ah Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Waxa uu dhinaca kale ka ahdlay, halka ay ku dnabeysay dadaaladii dowladda dhexe ay ku dooneysay iney ku dhex dhexaadiso Madaxada Galmudug oo khilaaf ku kala maqan.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhageyso Wareysiga Carabeey:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-6366-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/WAREYSIGA-CARABEEY.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/WAREYSIGA-CARABEEY.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/WAREYSIGA-CARABEEY.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug, ayaa ka horyimid dhamaan qodobadii ka soo baxay shirkii shanta maalin ka socday Kismaayo ee maanta la soo gabagbeeyay. Shirka oo uu gudoominayay C\/Wali Gaas oo ah Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka, ayaa qodobadii ka soo baxay, waxaa kamid ahaa in la hakiyo xiriirkii awalba liitay e eudhexeeyay Dowlad Goboleedyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6370,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6366"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6366"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6366\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}