{"id":6349,"date":"2018-09-08T12:52:34","date_gmt":"2018-09-08T11:52:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6349"},"modified":"2018-09-08T12:52:34","modified_gmt":"2018-09-08T11:52:34","slug":"diego-maradona-oo-loo-magacaabay-tababaraha-kooxda-dorados-de-sinaloa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/diego-maradona-oo-loo-magacaabay-tababaraha-kooxda-dorados-de-sinaloa\/","title":{"rendered":"Diego Maradona oo loo magacaabay Tababaraha kooxda Dorados de Sinaloa."},"content":{"rendered":"<p>Halyeeygii hore ee kooxaha Barcelona Napoli iyo xulka Argentina Diego Maradoona ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Dorado see ka dhisan dalka Mexica.<\/p>\n<p>57-jirka ayaa waqtiyo gaaban xilka u soo qabtay kooxaha Mandiyu de Corrientes iyo Racing Club ee ka dhisan dalkiisa hooyo ka hor inta aan loo Magacaabin Tababaraha xulka qaranka Argentina.<\/p>\n<p>Maradona ayaa soo hogaamiyay xulka uu Messi kabtanka u yahay 19 kulan intii u dhaxeysay November 2008 ilaa July 2010 isagoona xulkiisa ku hogaamiyay koobkii adduunka ee 2010 lagu qabtay dalka South Africa.<\/p>\n<p>Waxaa dabadeed sanadkii xigay loo Magacaabay xilka kooxda Al Wasl\u00a0 ee ka dhisan Imaaraadka. Laakiin wuxuu adkaaday 7-kulan oo qura 22 kulan uu leyliyay kooxda Carbeed.<\/p>\n<p>Maradona ayaa ka soo tagay Al Wasl bishii July 2012, shan sano ayuuna sugayay shaqadiisa xigta ee Tababaranimo wuxuuna qabtay kooxda Fujairah bishii Abril ee sanadkii tagay.<\/p>\n<p>Rikoodh Cajiib ah ayuu ka sameeyay naadiga Fujairah 52.3% ayuuna guul gaaray sanadka qura uu la joogay ka hor inta uusan qaban xilka Madaxtinimo ee Dynamo Brest.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halyeeygii hore ee kooxaha Barcelona Napoli iyo xulka Argentina Diego Maradoona ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Dorado see ka dhisan dalka Mexica. 57-jirka ayaa waqtiyo gaaban xilka u soo qabtay kooxaha Mandiyu de Corrientes iyo Racing Club ee ka dhisan dalkiisa hooyo ka hor inta aan loo Magacaabin Tababaraha xulka qaranka Argentina. Maradona&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6350,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6349"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6349"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6349\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}