{"id":6347,"date":"2018-09-08T12:46:36","date_gmt":"2018-09-08T11:46:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6347"},"modified":"2018-09-08T12:46:36","modified_gmt":"2018-09-08T11:46:36","slug":"luis-enriqueramos-waa-ciyaaryahan-leh-awood-hogaamin-koox-iyo-xulkba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/luis-enriqueramos-waa-ciyaaryahan-leh-awood-hogaamin-koox-iyo-xulkba\/","title":{"rendered":"Luis Enrique:\u201dRamos waa ciyaaryahan leh awood hogaamin koox iyo xulkba\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha dhawaan galka ah ee xulka Spain ee Luiz Enrique ayaa ammaan kala dul dhacay daafaca xulka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos.<\/p>\n<p>Tababarihii hore kooxda Barcelona ayaa kaga faa\u2019ideestay shirkiisa jaraa\u2019id inuu ku amaano kabtanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos.<\/p>\n<p>\u201cRamos Waa ciyaaryahan weyn, waa hogaamiye weyn gudaha garoonka iyo banaanka intaba, ma weydiisan karno wax badan, waan ku faraxsanahay isaga\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u dhaqaaqi doonaa garoonka Wembley si aan kula soo ciyaarno xulka qaranka England, inkastoo kulanka uu yahay mid aad u adag, hadana waxaa muhiim ah inaan ku raaxeysano\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ciyaari doonaa qaab weerar isla bilawga ciyaarta, si aan u xakameyno ciyaarta isla markaana aan u sameyno fursado badan inta ugu macquulsan\u201d.<\/p>\n<p>Intaas kadib\u00a0 macalinka xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa wuxuu ka hadlay wararka shakiga galinaya awooda ciyaareed goolhaayaha kooxda Manchester United ee David de Gea wuxuuna si cad u sheegay inuu ku kalsoon yahay tayadiisa.<\/p>\n<p>\u201cMa jiraan wax shaki ah aan ka qabo awooda ciyaareed ee David de Gea, wuxuu mar walba ahaan doonaa kan koowaad\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha dhawaan galka ah ee xulka Spain ee Luiz Enrique ayaa ammaan kala dul dhacay daafaca xulka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos. Tababarihii hore kooxda Barcelona ayaa kaga faa\u2019ideestay shirkiisa jaraa\u2019id inuu ku amaano kabtanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos. \u201cRamos Waa ciyaaryahan weyn, waa hogaamiye weyn&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6346,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6347"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6347"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6347\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}