{"id":6321,"date":"2018-09-08T10:52:50","date_gmt":"2018-09-08T09:52:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6321"},"modified":"2018-09-08T10:52:50","modified_gmt":"2018-09-08T09:52:50","slug":"eritrea-oo-todobaadkan-ku-biireysa-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/eritrea-oo-todobaadkan-ku-biireysa-igad\/","title":{"rendered":"Eritrea oo todobaadkan ku biireysa IGAD"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Eritrea ayaa la sheegayaa in Todobaadkan gudahiisa ay dib ugu soo biireyso Urur Goboleedka IGAD ee ay xubnaha ka yihiin Waddamada Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Wakiilka IGAD ee koofurta Suudaan\u00a0 Ismail Wais,ayaa sheegay in Todobaadkan xaflad ay heshiis kama dambeys ah ku kala saxiixanayaan dhinacyada Koofurta Suudaan oo ka dhaceysa Adis ababa ay Eritrea isla munaasibaddaas kaga mid noqoneyso IGAD.<\/p>\n<p>Eritrea ayaa xubinnimadeeda IGAD joojisay 2007dii,waxaa ay dib ugu soo laabatay 2011kii,haddana waxaa ay mar kale dib uga laabatay sanadkii la soo dhaafay ee 2017kii.<\/p>\n<p>Wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ayaa 11ka ilaa 12ka Bishan ku kulmaya Adis ababa waxaana xigaya kulanka Madaxweynayaasha IGAD.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Eritrea ayaa la sheegayaa in Todobaadkan gudahiisa ay dib ugu soo biireyso Urur Goboleedka IGAD ee ay xubnaha ka yihiin Waddamada Bariga Afrika. Wakiilka IGAD ee koofurta Suudaan\u00a0 Ismail Wais,ayaa sheegay in Todobaadkan xaflad ay heshiis kama dambeys ah ku kala saxiixanayaan dhinacyada Koofurta Suudaan oo ka dhaceysa Adis ababa ay Eritrea isla munaasibaddaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6322,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6321"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6321"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6321\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}