{"id":6294,"date":"2018-09-08T10:08:30","date_gmt":"2018-09-08T09:08:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6294"},"modified":"2018-09-08T10:08:30","modified_gmt":"2018-09-08T09:08:30","slug":"wadajir-iyo-xamar-wayne-oo-usoo-baxay-wareegga-rubuc-dhamaadka-tartanka-kubadda-cagta-degmooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wadajir-iyo-xamar-wayne-oo-usoo-baxay-wareegga-rubuc-dhamaadka-tartanka-kubadda-cagta-degmooyinka\/","title":{"rendered":"Wadajir iyo Xamar Wayne oo usoo baxay wareegga Rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Degmooyinka\u00a0 Wadajir iyo Xamar wayne\u00a0 ayaa\u00a0\u00a0 kusoo biiray liiska degmooyinka usoo gudbay wareegga rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir\u00a0 2018.<\/p>\n<p>Wadajir ayaa\u00a0 4-1 uga adkaatay\u00a0\u00a0 Heliwaa oo ay kulan ciyaareed xiiso lahaa ku yeesheen garoonka Jaamacadaha, waxaana\u00a0\u00a0 goolasha laba kamid ah u saxiixay laacibka\u00a0 No-10 Cabdalla Kuukaay Cal, halka ay goolasha kale u\u00a0 saxiixeen Ayuub Axmed Aadan iyo Cusmaan Cabdiqani Basto oo rigooro kusoo qatimay. Goolka qura ee Heliwaa waxaa u saxiixay\u00a0 Ceyduruus Cabdullaahi Yuusuf.<\/p>\n<p>Dhanka kale\u00a0 degmada Cabdi-casiis\u00a0 ayaa 1-0 uga adkaatay\u00a0 Xamar Wayne\u00a0 oo ay kulan adag ku qaateen garoonka Banaadir.<\/p>\n<p>Group D waxaa kaalinta koowaad uga soo baxay Wadajir oo 7 dhibcood\u00a0 keensatay,\u00a0 iyo Xamar Wayne oo 4 dhibcood\u00a0\u00a0 uruursatay, waxaana\u00a0\u00a0 tartanka isaga haray Heliwaa iyo Cabdi-casiis oo min 3 dhibcood keensaday.<\/p>\n<p>Degmooyinkan ayaa ku biiraya , Wabaeri, Boondheere, Howl-wadaag, Shibis iyo Hodon, waxaa maanta\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 booska dhiman soo buuxin doonta degmooyinka Shangaani iyo Kaxda midkood oo ku ballansan garoonka Jamaacadaha.<\/p>\n<p>Kaxda\u00a0 ayaa 3 dhibcood oo ay\u00a0\u00a0\u00a0 ku heshay\u00a0 ganaaxii tartanka looga saaray\u00a0\u00a0 Dharkenley sidata , halka Shangaani ay 5 dhibcood leedahay waxayna kaxda kusoo baxdaa kaliya guul, halka Shangaani iyo guul iyo barbaraba kusoo gudbi karto.<\/p>\n<p>Labada koox ayaa\u00a0 galabta ku ballansan garoonka Banaadir\u00a0 saacadda\u00a0\u00a0 3:30\u00a0 galabnimo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmooyinka\u00a0 Wadajir iyo Xamar wayne\u00a0 ayaa\u00a0\u00a0 kusoo biiray liiska degmooyinka usoo gudbay wareegga rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir\u00a0 2018. Wadajir ayaa\u00a0 4-1 uga adkaatay\u00a0\u00a0 Heliwaa oo ay kulan ciyaareed xiiso lahaa ku yeesheen garoonka Jaamacadaha, waxaana\u00a0\u00a0 goolasha laba kamid ah u saxiixay laacibka\u00a0 No-10 Cabdalla Kuukaay Cal, halka ay goolasha kale u\u00a0 saxiixeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6303,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6294"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6294"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6294\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}