{"id":6291,"date":"2018-09-08T08:45:17","date_gmt":"2018-09-08T07:45:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6291"},"modified":"2018-09-08T08:45:17","modified_gmt":"2018-09-08T07:45:17","slug":"hordhaca-england-vs-spian-xaqiiqooyinka-kulanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-england-vs-spian-xaqiiqooyinka-kulanka\/","title":{"rendered":"HORDHACA: England Vs Spian + Xaqiiqooyinka kulanka."},"content":{"rendered":"<p>Wembley ayaa marti galin doona kulankii ugu horeeyay ee horyaalka xulalka ee UEFA National League ee uu ciyaari doono xulka England marka ay marti galin doonaan xulka Spain kulan xiiso leh oo si weyn loo sugyao.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa noqon doona mid muhiim u ah labada xul kuwaas oo doonaya in ay ka soo kabsadaan niyad jabkii ka soo gaaray koobkii adduunka Russia 2018 ee sanadkan.<\/p>\n<p>England oo gaadhay wareega 8 dhamaadka ayaa si weyn u doonaysa in ay ka soo kabsato guuldaradii ka soo gaadhay xulka Croatia si ay ula heshiiyaan taageerayaashooda.<\/p>\n<p>Dhanka kale xulka Spain oo si lama filaan ah tartankii koobka adduunka ugaga hadhay wareegii 16-ka ayaa kulanka soo gali doona iyaga oo isha ku haya in ay guul gaadhaan.<\/p>\n<p>Spain ayuu markan hogaamin doonaa tababare cusub kaas oo ah Luis Enrique kaas oo doonaya in uu guul ku bilowdo kulankiisii ugu horeeyay ee xulka qaranka Spain.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Kulanka: England vs Spain<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka: UEFA Nations League<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wakhtiga: 9:45 Habeenimo<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garoonka: Wembley Stadium<\/strong><\/p>\n<p><strong>XAQIIQOOYINKA KULANKA:<\/strong><\/p>\n<p>Xulka qaranka England ayaa rikoodh fiican ku leh kulamada fool-ka Foolka ah ee xulka Spain iyaga oo uga mahad celinaya wakhtigii ay ka gacan sareeyeen ee u dhexaysay 1960 ilaa 1980-kii.<\/p>\n<p>Xulka saddexda Libaax ayaa badiyay 13 sidoo kale bar-baro galay 3 kulan guuldarana kala kulmay 9 kulan, 25 Kulan oo ay ka hor tageen xulka qaranka Spain.<\/p>\n<p>Xulka La Roja ayaa ka soo laabtay 2 gool oo uu xulka Enland uga horeeyay iyaga oo bar-baro la galay kulan ka dhacay November kana dhacay Wembley oo saaxiibtinimo ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wembley ayaa marti galin doona kulankii ugu horeeyay ee horyaalka xulalka ee UEFA National League ee uu ciyaari doono xulka England marka ay marti galin doonaan xulka Spain kulan xiiso leh oo si weyn loo sugyao. Kulankan ayaa noqon doona mid muhiim u ah labada xul kuwaas oo doonaya in ay ka soo kabsadaan niyad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6292,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6291"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6291"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6291\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}