{"id":6272,"date":"2018-09-08T07:05:03","date_gmt":"2018-09-08T06:05:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6272"},"modified":"2018-09-08T07:05:03","modified_gmt":"2018-09-08T06:05:03","slug":"tottenham-hotspur-oo-porto-ka-heshay-badalka-dambele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/tottenham-hotspur-oo-porto-ka-heshay-badalka-dambele\/","title":{"rendered":"Tottenham Hotspur  oo Porto ka heshay badalka Dambele."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee FC Porto Hector Herrera waxeyna doonayaaan iney laso wareegaan suuqa janaayo.<\/p>\n<p>Tababaraha Spurs Mauricio Pochettino ayaa go&#8217;aansaday inuu keeno ciyaartoy cusub oo kooxda ka tirsan inta lagu jiro suuqa xagaaga.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Calciomercato, Pochettino ayaa doonaya inuu horumariyo xulkiisa khadka dhexe ee bilowga 2019, waxaana uu diirada u saaran yahay Herrera, kaasoo ka mid ahaa xulka Mexico Koobka Aduunka 2018.<\/p>\n<p>Herrera ayaa laga yaabaa inuu bedel u noqdo Mousa Dembele, iyadoo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Belgium uu si aad ah u rajeynayo inuu ka tago Tottenham xagaaga suuqa kala iibsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee FC Porto Hector Herrera waxeyna doonayaaan iney laso wareegaan suuqa janaayo. Tababaraha Spurs Mauricio Pochettino ayaa go&#8217;aansaday inuu keeno ciyaartoy cusub oo kooxda ka tirsan inta lagu jiro suuqa xagaaga. Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Calciomercato, Pochettino ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6274,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6272"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6272"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6272\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}