{"id":6246,"date":"2018-09-08T05:24:39","date_gmt":"2018-09-08T04:24:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6246"},"modified":"2018-09-08T05:24:39","modified_gmt":"2018-09-08T04:24:39","slug":"kenya-oo-raashin-laga-qaaday-somaliya-ku-qabatay-dhadhaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-raashin-laga-qaaday-somaliya-ku-qabatay-dhadhaab\/","title":{"rendered":"Kenya oo Raashin laga qaaday Somaliya ku qabatay Dhadhaab"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Raashin Kontrabaan ahaa oo laga qaaday gudaha Soomaaliya lana geliyay gudah Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Maxamuud Biriq oo ah isu duwaha amniga Gobolka Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in Raashinka ay ciidanka qabteen loo waday in lagu maalgeliyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>Maxamuud waxaa uu sheegay in Dowladda aysan oggolaaneyn in si sharci darro ah looga ganacsado Kenya iyo Soomaaliya dhexdooda taas oo looga faa\u2019ideysan karo maalgelinta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ganacsatada ayuu uga digay in ay sii wadaan Ganacsiga noocan ah ee Badeecadaha looga qaadayo Soomaaliya laguna gelinayo dalka Kenya.<\/p>\n<p>Raashinka la qabtay ayuu sheegay in uu ka kooban yahay Bariis,Sokor iyo Saliid,kuwaas oo lagu waday Gaadiidka waaweyn ee Xamuulka.<\/p>\n<p>Labadii todobaad ee la soo dhaafay Ciidamada amaanka Kenya ayaa sheegay in 15 Gaadiidka weyn ah lagu qabtay inta u dhaxeysa Somaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Wadayaasha Gaadiidkaas ayaa qaarkood Maxkamad loo gudbiyay halka labo kale oo Gawaarida ay wateen ku xirneyd taarikada Soomaaliya dib loo dhigay Maxkamadeyntooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Raashin Kontrabaan ahaa oo laga qaaday gudaha Soomaaliya lana geliyay gudah Dalka Kenya. Maxamuud Biriq oo ah isu duwaha amniga Gobolka Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in Raashinka ay ciidanka qabteen loo waday in lagu maalgeliyo Al-shabaab. Maxamuud waxaa uu sheegay in Dowladda aysan oggolaaneyn in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6244,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6246"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6246"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6246\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}