{"id":6239,"date":"2018-09-08T05:12:12","date_gmt":"2018-09-08T04:12:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6239"},"modified":"2018-09-08T08:25:44","modified_gmt":"2018-09-08T07:25:44","slug":"axmed-meyre-ciidanka-al-shabab-ee-jidka-jowhar-gala-basra-ayey-joogaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/axmed-meyre-ciidanka-al-shabab-ee-jidka-jowhar-gala-basra-ayey-joogaan\/","title":{"rendered":"Axmed Meyre: &#8220;Ciidanka AL-shabab ee Jidka Jowhar gala Basra ayey joogaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan,ayaa waxaa uu ka hadlay amaanka waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar.<\/p>\n<p>Axmed Meyre oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Ciidamada AL-shabaab \u00a0ee weerarrada ka geysta Gobollada Shabeellaha dhexe,Shabeellaha hoose iyo Banaadir ay degganyihiin degaanka Basra oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p>Guddoomiye Axmed ayaa sheegay in amaanka dalka ay mas&#8217;uul ka tahay dowladda Federaalka ah loona baahanyahay in ay wax ka qabato sidii Ciidanka AL-shabaab ee deggan Basra looga saari lahaa.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayuu sheegay in xilliyada Habeenkii ay galaan jidka xiriiriya Balcad iyo Jowhar weerarrana ka geystaan islamarkaana ku laabtaan degaanka Basra.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle ayuu sheegay in uu wado dadaal wax looga qabanayo arrintaas hayeeshee loo baahanyahay in dowladda Federaalka ah ay kaalinteeda qaadato.<br \/>\nHalkan ka daawo wareysiga guddoomiye Axmed Meyrre oo muuqaal ah<\/p>\n<p>https:\/\/www.facebook.com\/mustaqbalmedia\/videos\/1885433925091881\/<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan,ayaa waxaa uu ka hadlay amaanka waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar. Axmed Meyre oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Ciidamada AL-shabaab \u00a0ee weerarrada ka geysta Gobollada Shabeellaha dhexe,Shabeellaha hoose iyo Banaadir ay degganyihiin degaanka Basra oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe. Guddoomiye Axmed ayaa sheegay in amaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6240,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6239"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6239"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6239\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}