{"id":6234,"date":"2018-09-08T04:56:53","date_gmt":"2018-09-08T03:56:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6234"},"modified":"2018-09-08T04:56:53","modified_gmt":"2018-09-08T03:56:53","slug":"al-shabab-oo-dil-ku-fulisay-xubno-kenyaan-ah-oo-ku-biiray-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-dil-ku-fulisay-xubno-kenyaan-ah-oo-ku-biiray-daacish\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo dil ku fulisay Xubno Kenyaan ah oo ku biiray Daacish."},"content":{"rendered":"<p>Wargeyska The Star ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa daabacay in Xarakada AL-shabaab ay Gobolka Hiiraan ku dileen muwaaddiniin Kenyaan ah oo horay uga tirsanaa Al-shabaab markii dambase ku biiyay Daacish.<\/p>\n<p>Axmed Yuusuf Xasan iyo Axmed Nuur Cosoble oo ka soo jeeda Gobolka Soomaalida ee Kenya ayaa lagu dilay degaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan,kuwaas oo lagu eedeeyay in ay u basaasayeen AMISOM iyo Dowladd Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dadka kale ee Kenyaanka ah ee la dilay waxaa ka mid ah Ardey ka tirsanaa Jaamacadda Moi ee Dalka Kenya,kaas oo ku biiray Al-shabaab,waxaana lagu magacaabi jiray Jared Mukaya Omambia.<\/p>\n<p>Cabdalla Talal Musa iyo \u00a0Faraj Abdulmajid \u00a0oo ka soo jeeda Mombasa ayaa ka mid ah xubnaha ka tirsanaa AL-shabab ee ay dowladda Kenya xaqiijisay in ay dileen AL-shabaab.<\/p>\n<p>Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in taliye Sare oo Kenyaan ah kana tirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo \u00a0Axmed Iman Cali, ay isku dhaceen Hoggaanka sare ee AL-shabaab islamarkaana doonayo in uu ku dhawaaqo in uu ku biiray Daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska The Star ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa daabacay in Xarakada AL-shabaab ay Gobolka Hiiraan ku dileen muwaaddiniin Kenyaan ah oo horay uga tirsanaa Al-shabaab markii dambase ku biiyay Daacish. Axmed Yuusuf Xasan iyo Axmed Nuur Cosoble oo ka soo jeeda Gobolka Soomaalida ee Kenya ayaa lagu dilay degaanka Buq Aqable ee Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1584,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6234"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6234"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6234\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}