{"id":6212,"date":"2018-09-07T09:34:29","date_gmt":"2018-09-07T08:34:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6212"},"modified":"2018-09-07T09:34:29","modified_gmt":"2018-09-07T08:34:29","slug":"xildhibaan-ku-baaqay-in-la-joojiyo-dagaal-beeleedka-ka-socda-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xildhibaan-ku-baaqay-in-la-joojiyo-dagaal-beeleedka-ka-socda-gobolka-sool\/","title":{"rendered":"Xildhibaan ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Gobolka Sool."},"content":{"rendered":"<p>Waxay fahfaahin kasoo baxaysa dagaal beeleed dib uga soo cusboonaadey Koonfurta gobolka Sool, gaar ahaan degaan lagu magacaabo degaanka Dhumay.<\/p>\n<p>Cooladdan oo u dhaxeysa malleeshiyaad Qaab beeleed u abaabulan\u00a0 ayaa waxaa la sheegay inay salka ku hayso aanooyin iyo dilal hore, oo heshiisyo horey looga gaarey fuli waayay.<\/p>\n<p>Inta illaa hadda la xaqiijiyay waxaa ku dhintay dagaalka sokeeye 17 qof, iyadoo tiro intaasi ka badan ay ku dhawacmeen, kuwaaso wararku ay sheegeen in la dhigay Isbitaalka magaalada Laasacaanood.<\/p>\n<p>Labada dhinac ma ahan markii ugu horeysay oo dagaal uu dhexmaro, midka hadda socda ayaa qeyb ka ah dagaallo mudo soo jiitamayay, oo sababay khasaarooyin dhimasha, dhaawac iyo barakac xooggan.<\/p>\n<p>Maamullada Puntland iyo Somaliland, oo dhinacyada dirirta u dhaxeysa ay dhex\u00addegan yihiin ayaa lagu eedeeyay inaysan xil iska\u00adsaarin, islamarkaana muhiimad siinin xalinta colaadda dhiiga ku daadanaya.<\/p>\n<p>Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Puntland\u00a0 ayaa baaqyo kasoo saarey colaadda, iyagoo ku baaqay xabad joojin deg deg ah, oo shuruud la&#8217;aan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxay fahfaahin kasoo baxaysa dagaal beeleed dib uga soo cusboonaadey Koonfurta gobolka Sool, gaar ahaan degaan lagu magacaabo degaanka Dhumay. Cooladdan oo u dhaxeysa malleeshiyaad Qaab beeleed u abaabulan\u00a0 ayaa waxaa la sheegay inay salka ku hayso aanooyin iyo dilal hore, oo heshiisyo horey looga gaarey fuli waayay. Inta illaa hadda la xaqiijiyay waxaa ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6213,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6212"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6212"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6212\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}