{"id":6200,"date":"2018-09-06T17:09:04","date_gmt":"2018-09-06T16:09:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6200"},"modified":"2018-09-06T17:09:04","modified_gmt":"2018-09-06T16:09:04","slug":"laba-kamid-ah-xubnaha-kastamka-canshuuraha-dekeda-muqdisho-oo-xabsiga-laga-sii-daayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/laba-kamid-ah-xubnaha-kastamka-canshuuraha-dekeda-muqdisho-oo-xabsiga-laga-sii-daayay\/","title":{"rendered":"laba kamid ah xubnaha Kastamka Canshuuraha Dekeda Muqdisho oo xabsiga laga sii daayay."},"content":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in xabsiga laga sii daayay laba Mas&#8217;uul oo ka tirsan Kastamka Canshuuraha ee dekada magaalada Muqdisho, kuwaasoo la xiray 18-kii Bishii hore ee Augost.<\/p>\n<p>Sii deyntooda waxaa la sheegay iney ku timid qaab damaanad ahaan, Xubnaha la sii daayay waxey kala yihiin Nadar Tibaax Malain oo eheyd kuxigeenka Madaxa Kastamka Canshuuraha iyo sidoo kale Muuse Rooble oo isagana Madax Qeybeed ah.<\/p>\n<p>Dowladda Somaliya wali kama hadal sii deynta xubnaha iyo in lagu waayay eedihii loo heystay oo ay kamid eheyd Musuq maasuq.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa fashil ku soo dhamaaday dadaalo lagu doonayay in xabsiga looga sii daayo Madixii Kastamka Canshuuraha ee Dekada Muqdisho Axmed C\/llaahi Samoow iyo Saddrx xubnood oo kale kuwaasoo la xiran.<\/p>\n<p>Xubnahan waxey kuxiranyihiin xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana dadaalada la xiriirta sii deyntooda waday Wasiiro yo Xildhibaano katirsan Dowladda Somaliya oo ay heyb ahaan is xigaan xubnaha xiran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in xabsiga laga sii daayay laba Mas&#8217;uul oo ka tirsan Kastamka Canshuuraha ee dekada magaalada Muqdisho, kuwaasoo la xiray 18-kii Bishii hore ee Augost. Sii deyntooda waxaa la sheegay iney ku timid qaab damaanad ahaan, Xubnaha la sii daayay waxey kala yihiin Nadar Tibaax Malain oo eheyd kuxigeenka Madaxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6201,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6200"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6200"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6200\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}