{"id":6192,"date":"2018-09-06T16:04:21","date_gmt":"2018-09-06T15:04:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6192"},"modified":"2018-09-06T16:04:21","modified_gmt":"2018-09-06T15:04:21","slug":"sawirro-madaxda-dowlad-goboleedyada-oo-u-dalxiis-tagay-deegaanka-goobweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sawirro-madaxda-dowlad-goboleedyada-oo-u-dalxiis-tagay-deegaanka-goobweyn\/","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxda Dowlad goboleedyada oo u dalxiis tagay deegaanka Goobweyn."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam iyo madaxda ka qaybgalaysa Shirka Madasha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ayaa maanta booqday deegaanka Dalxiiska ku wanaagsan ee Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Madaxda, waxaa booqashadooda ku wehlinayay Saraakiil Ciidan iyo xubnaha kale ee ka kala socda Shanta Maamul Goboleed kuwaasoo ku soo qadeeyay Duleedka Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Sawirran uu soo dhigay bartiisa Facebook Madaxweynaha Jubaland ayaa muujineysa iyagoo fadhiya meel beer ah, isla mar ahaantaasina ku sheekeysanaya.<\/p>\n<p>Kismaayo, waxaa ka furmay Afartii Bishan shirka 3aad ee Golaha iskaahsiga Dowlad Goboleedyada, kaa soo la filayo in la soo gunaanudo maalinimada beri oo Jimce ah oo taariiqda tahay Todoabda Bisha.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo jira warar sheegaya in suura gal ay tahay in Caawa la soo xiro shirkaasi oo Madaxda beri maadaama Jimce ay tahay iska anstaan.<\/p>\n<p>Waxyaabaha ugu waaweyn ee Madaxda diirada saarayaan ayaa ah;Amniga, Doorashooyinka iyo sidii looga fogaan lahaa faragelin Dowladda Dhexe ay ku sameyso arimaha Maamulada qaar.<\/p>\n<p>Koofur Glabeed iyo Puntland, waxaa bilaha soos coda ku soo fool leh doorasho, halka Jubaland iyo Galmudugna ay walaac ka qabaan xiriirka ay la leeyihiin dowladad dhexe oo aan wanaagsaneyn, waxeyna maamulada mid kasta doonayaa in dhibtiisa shirka lagu gorfeeyo intiisa badan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/41303883_1206616132812619_7329059569739497472_o.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=46736498c6c8eedb24e00d9fc0fe42aa&amp;oe=5C28BF7A\" alt=\"Image may contain: 3 people, people standing, wedding, sky, tree, child and outdoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40989952_1206616206145945_351266266830340096_o.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=850a2782d3df0190f63dc836d0ae1ae0&amp;oe=5C271D0B\" alt=\"Image may contain: 5 people, people smiling, people sitting, table, tree, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/41138572_1206616026145963_4819217661349068800_o.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=ea97de77e09451e45dd4958c975ef65c&amp;oe=5C3611AA\" alt=\"Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, sky, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40952080_1206616082812624_6200118254820655104_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=4f2db9fd63709533f2b4808f478e9a15&amp;oe=5BEFE9D1\" alt=\"Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, tree, grass, sky, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/41074952_1206616039479295_2860619309158236160_o.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=3000a0875c8f95cf129327d9163dad5a&amp;oe=5BED9CBB\" alt=\"Image may contain: sky, mountain, cloud, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam iyo madaxda ka qaybgalaysa Shirka Madasha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ayaa maanta booqday deegaanka Dalxiiska ku wanaagsan ee Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose. Madaxda, waxaa booqashadooda ku wehlinayay Saraakiil Ciidan iyo xubnaha kale ee ka kala socda Shanta Maamul Goboleed kuwaasoo ku soo qadeeyay Duleedka Magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6198,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6192"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6192"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6192\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6198"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}