{"id":6189,"date":"2018-09-06T13:48:38","date_gmt":"2018-09-06T12:48:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6189"},"modified":"2018-09-06T13:48:38","modified_gmt":"2018-09-06T12:48:38","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-onlf-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-onlf-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha ONLF, Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Asmara ee dalka Eritrea kula kulmay Hoggaamiyaha Ururka ONLF\u00a0 Maxamed Cumar Cismaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo Hoggaamiyaha ONLF ayaa ka wada hadlay sida ONLF uga qeyb qaadan karto Nabadda,Horumarka,Amaanka waxaana uu Madaxweyne Farmaajo intaas ku daray in la joogo waqtigii laga shaqeyn lahaa nabadda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa Bishii July ee sanadkan waxaa uu Madaxda ONLF\u00a0 kala hadlay sidii loo gaari lahaa nabad ka dhalata dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/IMG-20180906-WA0012-1.jpg\" alt=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/IMG-20180906-WA0013.jpg\" alt=\"https:\/\/sntv.so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Asmara ee dalka Eritrea kula kulmay Hoggaamiyaha Ururka ONLF\u00a0 Maxamed Cumar Cismaan. Madaxweyne Farmaajo iyo Hoggaamiyaha ONLF ayaa ka wada hadlay sida ONLF uga qeyb qaadan karto Nabadda,Horumarka,Amaanka waxaana uu Madaxweyne Farmaajo intaas ku daray in la joogo waqtigii laga shaqeyn lahaa nabadda. Madaxweyne Farmaajo ayaa Bishii July&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6190,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6189"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6189"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6189\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}