{"id":6184,"date":"2018-09-06T13:07:21","date_gmt":"2018-09-06T12:07:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6184"},"modified":"2018-09-06T13:11:43","modified_gmt":"2018-09-06T12:11:43","slug":"dab-ka-kacay-degaanka-tabbeellahadhegeysi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dab-ka-kacay-degaanka-tabbeellahadhegeysi\/","title":{"rendered":"Dab ka kacay degaanka Tabbeellaha,Dhegeysi"},"content":{"rendered":"<p>Dab khasaare Hantiyadeed geystay ayaa ka kacay degaanka Tabbeellaha ee Duleedka Magaalda Muqdisho.<\/p>\n<p>Qof ka mid ah Dadka degaanka ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Dabka uu ka dhashay Koronto islamarkaana uu gubay ilaa saddex Guri oo degaankaas ku yaalla.<\/p>\n<p>Gaadiidka Dab damiska ayaa gaaray Degaanka si ay u damiyaan dabka ka kacay degaanka Tabbeelaha iyada oo ilaa hadda aan la sheegin Khasaare nafeed oo uu geystay.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-6184-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Goobjooge-Tabeellaha.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Goobjooge-Tabeellaha.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Goobjooge-Tabeellaha.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dab khasaare Hantiyadeed geystay ayaa ka kacay degaanka Tabbeellaha ee Duleedka Magaalda Muqdisho. Qof ka mid ah Dadka degaanka ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Dabka uu ka dhashay Koronto islamarkaana uu gubay ilaa saddex Guri oo degaankaas ku yaalla. Gaadiidka Dab damiska ayaa gaaray Degaanka si ay u damiyaan dabka ka kacay degaanka Tabbeelaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6186,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6184"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6184"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6184\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}