{"id":61698,"date":"2021-11-12T08:16:46","date_gmt":"2021-11-12T08:16:46","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=61698"},"modified":"2021-11-12T08:16:46","modified_gmt":"2021-11-12T08:16:46","slug":"taliye-bishaar-saxmadda-waddooyinka-waxaa-sabab-u-ah-gaadiidka-xamuulka-mootooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliye-bishaar-saxmadda-waddooyinka-waxaa-sabab-u-ah-gaadiidka-xamuulka-mootooyinka\/","title":{"rendered":"Taliye Bishaar: Saxmadda waddooyinka waxaa sabab u ah Gaadiidka Xamuulka &#038; Mootooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Ilaalada nabadgalyada waddooyinka Gen. Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa faah-faahin ka bixiyay sababta dhalisay saxmadda ka jirta inta badan waddooyinka Caasimadda.<\/p>\n<p>Gen. Bishaar ayaa sheegay in uu Taliskiisa uu xal u raadiyay sidii wax looga qaban lahaa, si loo xakameeyo saxmaddaas ayuu sheegay in lagu qasbanaaday in lasoo koobo Waqti Gawaarida Xamuulka oo 24-kii saacba socon jiray oo lagu simay Habeenkii si cariiriga looga yareeyo waddooyinka Muqdisho.<\/p>\n<p>Tan Bajaajta ayaa weli taagan oo u baahan in la dejiyo qorshaha lagu wajahayo si loo yareeyo saxmadda ka jirta waddooyinka Gobolka Banaadir si meesha looga saaro waxyaabaha dhalinaya culeyskaas.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cShilalka ugu badan waxaa gala Gawaarida xamuulka ah &amp; mootooyinka, sidaas darteed si loo xakameeyo saxmadda waxa aan joojinay Gaadiidka waa weyn ee lagu dhex fasixi jiray waddooyinka 24-ka saac oo waxa aan kusoo koobnay Habeenkii\u201d<\/em><\/strong> ayuu yiri Gen Bishaar.<\/p>\n<p><strong><em>\u201c48-kun oo Mooto bajaaj ah, 20-kun oo Fekon ah (Mootada labada lugood leh) &amp; 500 oo Gaadiid Xamuul ah marka ay waddooyinka ku kulmaan waxaa ka dhalan kara waa Saxmad (Cariiri), waxa ay arrintaas dhibaato ku noqotay Ardayda, Dadka xannuunsan, Shaqaalaha Dowladda, Shirkadaha &amp; cid weliba risiq xalaal ah raadsaneysa\u201d<\/em><\/strong> ayuu hadalkiisa sii raaciyay Taliyaha Ciidanka Ilaalada nabadgalyada waddooyinka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Ilaalada nabadgalyada waddooyinka Gen. Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa faah-faahin ka bixiyay sababta dhalisay saxmadda ka jirta inta badan waddooyinka Caasimadda. Gen. Bishaar ayaa sheegay in uu Taliskiisa uu xal u raadiyay sidii wax looga qaban lahaa, si loo xakameeyo saxmaddaas ayuu sheegay in lagu qasbanaaday in lasoo koobo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":61699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61698"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=61698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61700,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/61698\/revisions\/61700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/61699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=61698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=61698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=61698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}