{"id":6156,"date":"2018-09-06T09:48:06","date_gmt":"2018-09-06T08:48:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6156"},"modified":"2018-09-06T09:48:06","modified_gmt":"2018-09-06T08:48:06","slug":"boondheere-iyo-howl-wadaag-oo-usoo-gudbay-wareegga-8-da-tartanka-degmooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/boondheere-iyo-howl-wadaag-oo-usoo-gudbay-wareegga-8-da-tartanka-degmooyinka\/","title":{"rendered":"Boondheere iyo Howl-wadaag oo usoo gudbay wareegga 8-da tartanka degmooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Degmooyinka Boondheere iyo Howl-wadaag ayaa xaqiijiyay booskooda wareeg-da 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadirkadib markii ay guulo ka gaareen degmooyinka Kaaraan iyo Deyniile.<\/p>\n<p>Kulanka boondheere iyo Kaaraan oo ka dhacaygaraoonka Banaadir waxaa daawashadiisa kasoo qayb gayb galay, Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre,<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada dhallinyarda iyo IsboortigaKhadiijo Maxamed Diiriyie, Masuuliyiinta Gobolka Banaadir, Madaxda xiriirkakubadda cagta iyo taageerayaasha labada degmo oo si wayn usoo camiray garoonka.<\/p>\n<p>Labada koox ayaa garoonka kusoo bandhigay ciyaar aad usoo jiidatay madaxda iyo dadwaynihi garoonka ku sugnaa, waxaan daqiiqadi 10 hogaanka ciyaarta la wareegtayBoondheere waxaana u saxiixay laacibka No-12 oo daqiiqadi 10-aaddhaliyay.<\/p>\n<p>Kaaraan oo ku gacan saraysay gacan ku hanta kubadda iyo weerarkaba ayaa soo barbaraysay daqiiqadi 59 ee ciyaarta waxaana u dhaliyay laacibna No-17 CabdinaasirAways Cabdi, waxaana waqtigiiloogu talo galay ay ciyaarta kusoo idlaatay 1-1.<\/p>\n<p>Sida uu sharciga qabo waxaa loo tuuray bandhiyoo nasiib lagu kala saarayo maadaama ay Howl-wadaag 2-0 uga adkaatay Deyniile isla markaana 5 dhibcood kaalinta koowaad ugu soo baxday kaaraan iyo Boondheere ay ku dhamaysteen min 3 dhibcood qaybkastana ka simman, waxaan nasiibka saaciday Boondheere oo sidaa ugu gudubtay wareegga rubuc-dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka.<\/p>\n<p>Degmooyinka Howl-wadaagiyo Boondheere ayaa ku biirayaShibis iyo Waaberi oo horay booskooda u xaqiijiyay , waxaana wali harsan afarti degmo ee kusoo biiri lahaa.<\/p>\n<p>Kulamada maanta iyo garoomada ay ka dhacayaan:<\/p>\n<p>Grpup B: Shibis oo horay u xaqiiqisyay ayaa Garoonka Banaadir kusoo dhawaynaysa Hodon oo 4 dhibdoo leh, halka warta Nabadda oo 1 dhibic sidata ay garaoonka Jaamacadaha kula ciyaari doonto Xamar Jajab oo tartanka isaga hartay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmooyinka Boondheere iyo Howl-wadaag ayaa xaqiijiyay booskooda wareeg-da 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadirkadib markii ay guulo ka gaareen degmooyinka Kaaraan iyo Deyniile. Kulanka boondheere iyo Kaaraan oo ka dhacaygaraoonka Banaadir waxaa daawashadiisa kasoo qayb gayb galay, Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre, Wasiirka Wasaarada dhallinyarda iyo IsboortigaKhadiijo Maxamed Diiriyie, Masuuliyiinta Gobolka Banaadir, Madaxda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6160,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6156"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6156"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6156\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}