{"id":6142,"date":"2018-09-06T09:01:38","date_gmt":"2018-09-06T08:01:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6142"},"modified":"2018-09-06T09:01:38","modified_gmt":"2018-09-06T08:01:38","slug":"pavard-oo-beeniyay-inuu-heshiis-la-gaaray-bayern-munich","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/pavard-oo-beeniyay-inuu-heshiis-la-gaaray-bayern-munich\/","title":{"rendered":"Pavard oo beeniyay inuu heshiis la gaaray Bayern Munich."},"content":{"rendered":"<p>Daafaca xulka France iyo kooxda Stuttgart ee Benjamin Pavard ayaa la sheegay inuu heshiis la gaaray kooxda Bayern Munich suuqii xaggaaga.<\/p>\n<p>22 jirkaan ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu heshiis la gaaray Bayern Munich kaas oo uu ugu biirayo dhamaadka xiliciyaareed kaan.<\/p>\n<p>Benjamin Pavard oo waraysi gaar ah siiyay wargayska L\u2019Equipe ayaa yiri:<\/p>\n<p>Waan ku faraxsanahay joogi taankeyga Stuttgart, waxaan doonayaa in xiliciyaareed kale aan sii joogo horyaalka Jarmalka\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMa jiro heshiis aan la gaaray Bayern Munich si aan ugu biiro\u201d ayuu sii raaciyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daafaca xulka France iyo kooxda Stuttgart ee Benjamin Pavard ayaa la sheegay inuu heshiis la gaaray kooxda Bayern Munich suuqii xaggaaga. 22 jirkaan ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu heshiis la gaaray Bayern Munich kaas oo uu ugu biirayo dhamaadka xiliciyaareed kaan. Benjamin Pavard oo waraysi gaar ah siiyay wargayska L\u2019Equipe ayaa yiri: Waan ku faraxsanahay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6146,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6142"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6142"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6142\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}