{"id":6121,"date":"2018-09-06T06:51:50","date_gmt":"2018-09-06T05:51:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6121"},"modified":"2018-09-06T06:51:50","modified_gmt":"2018-09-06T05:51:50","slug":"paraguay-oo-safaaraddeedii-quddus-dib-ugu-celineysa-tel-aviv","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/paraguay-oo-safaaraddeedii-quddus-dib-ugu-celineysa-tel-aviv\/","title":{"rendered":"Paraguay oo safaaraddeedii Quddus dib ugu celineysa Tel Aviv"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda\u00a0Paraguay,ayaa ku dhawaaqday in ay safaaraddeeda Magaalada Quddus dib ugu celineyso Magaalada Tel Aviv ee Caasimadda Israel,saddex bilood kaddib markii ay ka rartay Tel aviv una wareejisay Quddus.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda\u00a0Paraguay,Luis Alberto Castiglioni,ayaa sheegay in go&#8217;aankaas uu ku fududaaday madaxweynihii hore ee dalkaas islamarkaana safaaradda dib loogu celinayo Tel Aviv.<\/p>\n<p>Waxaa uu Wasiirku sheegay in\u00a0Paraguay ay dooneyso Bariga dhexe oo siyaasad isla eg xal looga gaaro, islamarkaana sida caalamka ku heshiiyo loogu hoggaansamo.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee\u00a0Paraguay,Horacio Cartes,ayaa safaaradda Tel Aviv u wareejiyay Magaalada Quddus Bishii May ee sanadkan,markaas oo uu taageeray go&#8217;aankii Donald Trump ee safaaradda Mareykanka loogu wareejiyay Quddus.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub ee dalka Paraguay oo bishii August xilka la wareegay ayaa ka socda Xisbiga talada haya ee uu ka tirsanaa Madaxwyene\u00a0Horacio Cartes,waxaana uu ka siyaasad duwanyahay Ninka uu xilka kala wareegay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda\u00a0Paraguay,ayaa ku dhawaaqday in ay safaaraddeeda Magaalada Quddus dib ugu celineyso Magaalada Tel Aviv ee Caasimadda Israel,saddex bilood kaddib markii ay ka rartay Tel aviv una wareejisay Quddus. Wasiirka arrimaha dibadda\u00a0Paraguay,Luis Alberto Castiglioni,ayaa sheegay in go&#8217;aankaas uu ku fududaaday madaxweynihii hore ee dalkaas islamarkaana safaaradda dib loogu celinayo Tel Aviv. Waxaa uu Wasiirku sheegay in\u00a0Paraguay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6122,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6121"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6121"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6121\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}