{"id":6105,"date":"2018-09-06T05:30:35","date_gmt":"2018-09-06T04:30:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6105"},"modified":"2018-09-06T05:30:35","modified_gmt":"2018-09-06T04:30:35","slug":"madaxda-eritreasomaliya-iyo-itoobiya-oo-saxiixday-heshiis-horudhac-ahsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxda-eritreasomaliya-iyo-itoobiya-oo-saxiixday-heshiis-horudhac-ahsawirro\/","title":{"rendered":"Madaxda Eritrea,Somaliya iyo Itoobiya oo saxiixday heshiis horudhac ah,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Asmara ee Xarunta Dalka Eritrea waxaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo shir soconaya muddo labo maalmood ah.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa ka qeybgelaya Madaxweynaha Soomaaliya,Ra&#8217;isalwasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Dalka Eritrea oo marti gelinaya.<\/p>\n<p>Kulan xalay ay ku yeesheen Asmara ayey saddexda Hoggaamiye ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan\u00a0 iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed, lagana shaqeeyo sidii guud ahaan Gobolka Geeska Afrika loogu soo dabbaali lahaa xasillooni iyo horumar.<\/p>\n<p>Shirka hoggaamiyayaasha ayaa sidoo kale la sheegayaa in la isla soo qaaday sidii loo dhameyn lahaa colaadda u dhaxeysa dalalka Eritrea iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Hoggaamiyayaasha saddexda dal ayaa isku afgartay in \u00a0xal kama dambeys ah laga gaaro colaadda dalalka deriska ah ee Juuti iyo Eritrea sidoo kalena waddamada geeska Afrika ay noqdaan kuwo isku xiran amni,dhaqaale iyo siyaasad ahaan.<\/p>\n<p>Maanta ayaa la filayaa in ii si rasmi ah u furmo shirka soconaya muddada labada maalmood ah,waxaana lagu wadaa in laga soo saaro war-murtiyeed rasmi ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40774078_1871733002911169_6877606941552541696_n.jpg?_nc_cat=1&amp;oh=16d37614bae3667a1a5236113a446b94&amp;oe=5C309127\" alt=\"Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting, table and indoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40989951_1871733042911165_8142923015831683072_n.jpg?_nc_cat=1&amp;oh=823ac53b08da880a6512ba89c8c0e4b4&amp;oe=5C2FC154\" alt=\"Image may contain: 4 people, people standing\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40769436_1871733476244455_6323641144886427648_n.jpg?_nc_cat=1&amp;oh=624dc05943ea10500e93e13147dcda3b&amp;oe=5C2BD55A\" alt=\"Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit and indoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40848409_1871733536244449_2559012394802085888_n.jpg?_nc_cat=1&amp;oh=1db625b3b468687bbd276fab9b97148b&amp;oe=5C3AF995\" alt=\"Image may contain: 4 people, people standing\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/41141830_1871733409577795_4614390310225575936_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=c7a050b1d6fa833448e52f650e64a5bd&amp;oe=5C35E540\" alt=\"Image may contain: 3 people, people standing\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40855284_1871733579577778_6791772715926683648_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=66b2db42fb02da9010ef86b82964ae5a&amp;oe=5C235E24\" alt=\"Image may contain: 7 people, people standing and suit\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Asmara ee Xarunta Dalka Eritrea waxaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo shir soconaya muddo labo maalmood ah. Shirkan waxaa ka qeybgelaya Madaxweynaha Soomaaliya,Ra&#8217;isalwasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Dalka Eritrea oo marti gelinaya. Kulan xalay ay ku yeesheen Asmara ayey saddexda Hoggaamiye ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan\u00a0 iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6106,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6105"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6105"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6105\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6106"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}