{"id":6049,"date":"2018-09-05T10:19:57","date_gmt":"2018-09-05T09:19:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6049"},"modified":"2018-09-05T10:19:57","modified_gmt":"2018-09-05T09:19:57","slug":"laurent-koscielny-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tago-arsenal-bisha-janaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/laurent-koscielny-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-tago-arsenal-bisha-janaayo\/","title":{"rendered":"Laurent Koscielny oo ku dhawaaqay inuu ka tago Arsenal bisha janaayo."},"content":{"rendered":"<p>Wakiilka Laurent Koscielny ayaa sheegtay in xidiga uu go\u2019aan kagaaray mustaqbalkiisa Arsenal.<\/p>\n<p>Koscielny ayaa dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah oo ay ka midyihiin \u00a0Marseille iyo Monaco waxaana suuragal ah inuu halkaa qabto.<\/p>\n<p>32 jirkaan ayaa weli ah ciyaaryahan Arsenal ah, inkastoo uu dhaawac muddo dheer ku maqnaa dhamaadkii 2017-18 taasoo ka dhigtay inuu ka maqnaado Koobka Adduunka iyo qeybtii hore ee xilli ciyaareedkaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Laurent Koscielny ayaa sheegtay in xidiga uu go\u2019aan kagaaray mustaqbalkiisa Arsenal. Koscielny ayaa dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah oo ay ka midyihiin \u00a0Marseille iyo Monaco waxaana suuragal ah inuu halkaa qabto. 32 jirkaan ayaa weli ah ciyaaryahan Arsenal ah, inkastoo uu dhaawac muddo dheer ku maqnaa dhamaadkii 2017-18 taasoo ka dhigtay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6052,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6049"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6049"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6049\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}