{"id":6046,"date":"2018-09-05T10:11:42","date_gmt":"2018-09-05T09:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6046"},"modified":"2018-09-05T10:11:42","modified_gmt":"2018-09-05T09:11:42","slug":"sergej-milinkovic-savic-oo-markale-dalab-ka-helay-koox-ka-ciyaarta-ingriska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sergej-milinkovic-savic-oo-markale-dalab-ka-helay-koox-ka-ciyaarta-ingriska\/","title":{"rendered":"Sergej Milinkovic Savic oo markale dalab ka helay koox ka ciyaarta Ingriska."},"content":{"rendered":"<p>Manchester United ayaa markale isku dayaysa saxiixa laacibka kooxda Lazio iyo xulka Serbia ee Sergej Milinkovic Savic.<\/p>\n<p>Tababare Jose Mourinho ayaa dadaal xoogan u galay dhamaystirka saxiixa 23 jirkaan qadka dhexe suuqii xaggaagan, laakiin qiimaha qaaliga ah ee ay dalbatay Lazio ayaa keenay in United ay dib u gurato.<\/p>\n<p>CalcioMercato ayaa daaha ka qaaday in Manchester United ay markale isku dayayso saxiixa Sergej Milinkovic Savic suuqa kala iibsiga ee bisha Janaayo.<\/p>\n<p>Paul Pogba ayaa qorshaynaya inuu ka tago Manchester United bisha Janaayo, kooxda ayaana badalkiisa soo qaadanaysa Sergej Milinkovic Savic.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manchester United ayaa markale isku dayaysa saxiixa laacibka kooxda Lazio iyo xulka Serbia ee Sergej Milinkovic Savic. Tababare Jose Mourinho ayaa dadaal xoogan u galay dhamaystirka saxiixa 23 jirkaan qadka dhexe suuqii xaggaagan, laakiin qiimaha qaaliga ah ee ay dalbatay Lazio ayaa keenay in United ay dib u gurato. CalcioMercato ayaa daaha ka qaaday in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6047,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6046"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6046"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6046\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}